BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Trump oo ku hanjabay canshuuro cusub oo lagu soo rogo baabuurta Canada kadib markii wadahadalladii ganacsigu burbureen
Trump wuxuu ku hanjabay canshuuro cusub oo lagu soo rogo baabuurta Canada kadib markii wadahadalladii ganacsigu burbureen
Yaa maxkamadda geeyay dacwadda ka dhan ah doorashadii ka dhacday Galmudug?
Waxay maxkamaddu ku dhawaaqday in dib loogu laaban doono doorashada Galmudug, waxaana xukunka ku dhawaaqay gudoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed.
5 kiis oo siyaasadeed oo Afrikaan ah oo qaatay sanado badan si xal looga gaaro
Tan iyo 1945, hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo shakhsiyaad caan ah ayaa la horgeeyay maxkamado gaar ah oo gudaha iyo kuwa caalamiga ah oo ku yaal dalal kala duwan oo adduunka ah.
Faysal: 'Anigoo lows iibinaya ayaan xilliyada qaar ardada aan isku iskuulka nahay jidka isku arki jirnay, ka dibna yaxyax ayaan dareemi jirey'
Feysal Cabdi Isaaq waxa uu lowska iibintiisa billaabay isagoo fasalka sedexaad ee dugsiga hoose ku jira, illaa uu jaamacadda ka galayna shaqadaas galin ayuu qaban jiray si qoyskiisa uu u caawiyo, halka galinka kale uu waxbarashada aadi jiray.
Shanta waddan ee ugu wanaagsan in lagu noolaado adduunka
Weligaa ma dareentaa inaad rabto inaad wax walba ka tagto oo aad u guurto waddan wanaagsan si aad nolol cusub uga billowdo?
Haddii Itoobiya ay dhisto biyo-xireenno dheeraad ah, waxaan diyaar u nahay inaan ilaalinno amniga biyaheenna — Masar
Itoobiya waxay sheegtay inay webiyada dalkeeda, oo ay ku jiraan kuwa ku qulqula webiga Nile, u adeegsan karto ilaha tamarta korontada iyo horumarinta dalka, arrintaas oo Masar ay ka gudbisay cabasho.
Maxaan ka ognahay duqeymaha dhimashada sababay ee ka dhacay Puntland?
Wararka ayaa sheegaya in falalka burcad-badeedda ay sii hurisay caro maxalli ah oo ka dhalatay maraakiibta kalluumeysiga ee sharci darrada ah ee shisheeye. Laakiin qaar ka mid ah falanqeeyeyaasha difaaca ayaa tuhunsan in fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay la shaqeyn karaan burcad badeedda si ay u carqaladeeyaan maraakiibta Badda Cas.
Maxay saxaafadda Faransiisku ku haysataa Maxamed Bin Salman?
Sacuudi Carabiya waxay sida oo kale isu diyaarinaysaa inay martigeliso dhacdooyin caalami ah oo waaweyn, gaar ahaan Expo 2030, ka hor Koobka Adduunka ee Kubadda Cagta 2034.
Maxay tahay sababta ay u sii kordhayso xiisadda badda Aegean?
Xiisadda u dhexeysa Turkiga iyo Giriigga, oo bilihii gu'ga inta badan diiradda lagu saarayay arrimaha milatariga, daad-gureynta ciidammada, iyo xoojinta awoodda difaaca ee labada dal, ayaa si weyn u yaraatay ka hor shirkii NATO ee Ankara ka dhacay bishii Luulyo, iyadoo aysan horseedin iska horimaad ka sii dara.
"Dhammaadkii Maraykanka ee Bariga Dhexe ee"- maqaal lagu daabcay Foreign Affairs
Maqaal lagu daabacay joornaalka Foreign Affairs oo cinwaan looga dhigay "Dhammaadkii Bariga Dhexe ee Maraykanka," ayaa qoraaga Mark Lynch, waxuu aaminsan yahay in nidaamkii gobolka ee Bariga Dhexe, ee uu hoggaaminayay Maraykanku tan iyo dagaalkii Gacanka 1991-kii, uu soo dhammaaday
Waa kuma Gadi Eisenkot, ninka Benjamin Netanyahu tartanka adag la galaya?
Warbaahinta taageerta aragtida liberal-ka iyo kuwa dhexdhexaadka ah ayaa Eisenkot ku tilmaamay inuu yahay qof gebi ahaanba ka duwan Netanyahu, iyagoo ammaanaya waxyaabaha ay ku tilmaameen "deggenaansho, daacadnimo, iyo dhabnimo."
Siddeed dal oo Muslim ah oo ka soo horjeestay tallaabo ay qorsheyneyso Israa'iil
Siddeed waddan oo Muslimiintu u badan yihiin ayaa cambaareeyay siyaasadda deegaamaynta Israa'iil ee Daanta Galbeed iyagoo si wadajir ah u soo saaray bayaan, iyagoo ku tilmaamay qorshahaan deegaameynta ee loo yaqaan "Y-1," "mid khatar ah oo xiisado sii kordhinaya."
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?
Nafaqo-darrada carruurta Baydhabo oo aad looga dayrinayo
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa wajahaya cunto yaraan, iyadoo ku dhawaad 1.9 milyan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersiga militariga Aljeeriya ee ah inaysan ku dhawaaqin iibsashada hub cusub.
Maxaa ka jira in Iran weerartay nidaamka biyaha ee todobo gobolka oo Maraykanka ah?
Dad badan ayaa la yaabay toddobaadkii hore markii gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka uu shaaciyay in in ka badan 30 nidaam oo biyaha qaybiya ay wajahayaan "weerar dhanka internetka ah oo si nidaamsan loo qaaday".
Muddo intee le'eg ayay Iiraan sii wadi kartaa dagaalka?
Dhowr bilood ka dib markii uu dagaalku bilaabmay, Iran waxay lumisay qayb ka mid ah awooddeeda milatari iyo kaabayaasheeda, waxayna wajahaysaa cadaadis dhaqaale oo sii kordhaya. Haddana, kuwa go'aannada gaara ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ayaa weli u dhaqmaya sidii iyagoon ku degdegaynin inay soo afjaraan dagaalka.
Sida Ruushku uu askar, gubatay, dhaawacantay oo xabado ku dhaceen ugu dirayo furumaha
BBC News Russian ayaa soo bandhigtay dukumeentiyo maxkamadeed oo shaaca ka qaadaya eedeymo soo noqnoqday oo ku saabsan in taliyayaashu ay askarta dhaawaca ah dib ugu celinayeen goobaha dagaalka ee Ukraine, halkii ay u diri lahaayeen baaritaanno caafimaad oo sharcigu waajibiyay.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 25 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 24 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 24 Agoosto 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 21 Agoosto 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.














































































