BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Cabbaas Caraqji "Haddii uu Maraykanka aqbalo shuruudaheena, Marinka Hormuz waxaa lagu furayaa 7 maalmood gudahooda".
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iraan, Cabbaas Caraqji ayaa sheegay intii uu socday shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay in Tehran, iyada oo adeegsanaysa dhexdhexaadiyayaal, ay soo bandhigtay qorshe lagu dib loogu furi karo marin-biyoodka Hormuz
Waxa aan ilaa hadda ka ognahay colaadda dib uga soo cusboonaatay Waqooyiga Itoobiya
Tan iyo markii dagaalkii sokeeye ee Tigray lagu soo afjaray Heshiiskii Pretoria, colaad ayaa mar kale ka qaraxday Waqooyiga Itoobiya, iyadoo ka bilaabatay Arbacadii, 23-ka Sebtembar.
Xiisadda Itoobiya: Ciidamada Difaaca Itoobiya oo sheegay inay fuliyeen weerar ka dhan xoogagga Tigray
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo xaaskiisa Melania Trump ayaa Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ku soo dhaweeyay xaflad gaar ah oo ka dhacday garoon diyaaradeed oo militari oo ku dhow Washington.
Maxaa kugu dhacaya haddii aad qaadato qiyaas xad-dhaaf ah oo paracetamol ah?
Calaamadaha hore ee sumowga paracetamol waxaa ka mid noqon kara lallabbo, matag iyo xanuun caloosha ah.
Ciidamada Itoobiya oo markii ugu horreysay ka hadlay dagaalka
Ciidamada milateriga oo sheegay inay khasaare gaarsiiyeen dhinaca kale, iyadoo ay sii kordhayaan cabsida laga qabo inuu dib u billowdo dagaal sokeeye oo baahsan.
"Xaaskaygu waxay beddeshay jihada noloshayda": Safarka Mikel Arteta
Sannadkii 2016, Arteta waxaa loo magacaabay kaaliyaha tababaraha Manchester City, isagoo hoos imaanayey Pep Guardiola. Markii dambe, wuxuu noqday tababaraha Arsenal.
Madaxweynaha Iiraan oo u sheegay Trump inaysan weligood 'jilbaha u dhigan doonin'
Markii uu bilaabay khudbadda madaxweynaha Iiraan uu ka jeedinayey QM, wafdiga Maraykanka ayaa caro darteed uga baxay hoolka shirka
Musiibo saamayn karta 3.4 milyan oo Soomaali ah oo laga digayo
Masiibadan ayaa laga cabsi qabaa inay bilaabato bisha Oktoobar oo ay socoto ilaa dhamaadka sannadka, hase yeeshee waxaa laga cabsi qabaa inay sii socoto ilaa bilowga sannadka 2027-ka
Diyaaradaha Iiraan oo weli u duulaya Shiinaha iyo meelo kale dunida ah, kadib cunaqabateyntii Maraykanka
Iyada oo ay jirtay cunaqabateyn lagu soo rogay shirkadaha diyaaradaha Iraan, isla markaana Maraykanku u qabtay waqti kama dambeys ah oo ay ku joojinayaan duullimaadyada caalamiga ah, haddana xogta la socodka duullimaadyadu waxay muujinaysaa in diyaaradaha Iraan ay weli u duulayaan qaybo ka mid ah dunida.
Itoobiya iyo Tigray ayaa midba kan kale ku eedeeyay inuu qaadayo weerar, taas oo sii hurinaysa cabsida laga qabo dagaal cusub.
Dowladda Itoobiya iyo xisbiga maamula gobolka waqooyi ee Tigray ayaa isku eedeeyay inay qaadeen weerarro, taas oo sii kordhisay cabsida laga qabo in dib loogu laabto dagaal baahsan.
Xayawaan ku noolaa 240 milyan oo sano ka hor dalka Tanzania oo hadda la ogaaday
Waxyaabaha yaabka ku noqday cilmi-baarayaasha ayaa ah in haraadiga lafaha Dinodontosaurus horey looga heli jiray oo kaliya Koonfurta Ameerika.
Wajiga saygayga ayaan garan waayay, sidaasna waxaan ku ogaaday inaan cudurkaan qabo
Khabiiro ayaa sheegaya in xaaladdan aqoonsi-la'aanta wajiyadu ay ka faafsan tahay sida dadku u malaynayaan, waxayna ku dhacdaa qiyaastii hal qof 50-kii qofba.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Maxay horumarka degdegga ah iyo awoodda militari ee sii kordhaysa ee Xuutiyiintu "madax-xanuun" ugu tahay Sucuudiga?
Muddo dhowr maalmood gudahood ah horraantii Septembar, dadaalladii militari, diblomaasiyadeed iyo dhaqaale ee Sucuudigu muddo ka badan toban sano ka waday Yemen ayaa u muuqday inay burburayaan.
Xaggee ayay ku dambeeyeen saaxiibbadii halganka ee madaxweynaha Eritrea uu 25 sano xabsiga ku hayay? Muxuuse ahaa dalabkoodu?
Maxay ahayd dalabkii ay soo jeediyeen saraakiisha loo yaqaan Kooxda 15-ka (G15)? Maxay ka yiraahdeen saaxiibbadii Madaxweyne Isaias ee halganka ee muddo rubuc qarni ah aan la ogeyn halka ay ku sugan yihiin?
Maxay Israa'iil ugu ugu dhawaaqday gacanta ku haynta Buuraha Cali Daahir?
Isbadalada dhanka milatariga ee ka socda Buurta Cali Dahir lagama sooci karo sawirka guud ee isbeddelada dhanka milatariga iyo siyaasadda.
Muxuu yahay heshiiska shidaal ee dhexmaray Taliban iyo shirkad Sacuudi ah?
Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee xukuumadda Taliban ee Afghanistan ayaa Isniintii magaalada Kabul heshiis kula gashay shirkad laga leeyahay Sacuudi Carabiya oo la yiraahdo Delta International, kaas oo ku saabsan sahaminta iyo soo saarista saliidda iyo gaaska laga helo goobta Kashk-Tirpul.
Waa kuma Xaafid Ameir? Ninka daaha gadaashiis ka maamulayay Tanzania?
Carruurtooda waxaa ka mid ah Wanu Xaafid Ameir, oo ah siyaasi, xildhibaan ka tirsan deegaanka Makunduchi, isla markaana ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Sayniska iyo Teknolojiyadda.
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 25 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 24 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 24 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.














































































