Sawirrada codeynta ka socota Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya

Published

Dowlad-deegaanka Soomalida ee Itoobiya waxaa ka socoto doorasho wakhtigeeda ka dib dhacday. Dad badan ayaa codkooda ka dhiibanayanaya.

Madaxweyne Mustafa Cumar ayaa ka mid ah dadka codkooda dhiibtay.

Xigashada Sawirka, SRTV

Qoraalka sawirka, Madaxweyne Mustafa Cumar ayaa ka mid ah dadka codkooda dhiibtay. Wuxuu ka codeeyay Dhagax-buur.
Madaxweynaha Dowlad-deegaanka, Mustafa Muxumad Cumar oo codkiisa dhiibanaya.

Xigashada Sawirka, SRTV

Qoraalka sawirka, Madaxweynaha Dowlad-deegaanka, Mustafa Muxumad Cumar oo codkiisa dhiibanaya.
Qaar ka mid ah shacabka codeynaya
Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah shacabka codeynaya
Mid ka mid ah dadka codkooda ka dhiibanaya doorashadii ugu horeysay ee deegaanka ka dhaceyso, tan iyo markii isbedelka uu ka dhacay Itoobiya.
Qoraalka sawirka, Mid ka mid ah dadka codkooda ka dhiibanaya doorashadii ugu horeysay ee deegaanka ka dhaceyso, tan iyo markii isbedelka uu ka dhacay Itoobiya.
haweeney sugeysa in ay codkeeda dhiibato

Xigashada Sawirka, SRTV

Qoraalka sawirka, haweeney sugeysa in ay codkeeda ka dhiibato xarun codeyn oo ku taalla Dhagax-Buur
Codeeyayaal

Xigashada Sawirka, SRTV

Haweeney Codeyneysa
Mid ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo codeynaya
Qoraalka sawirka, Mid ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo codeynaya
Gudoomiyaha Golaha Federeeshanka Itoobiya oo ka mid ah dadka ka codeynaya Degmada Shinniile ee Gobolka Siti.

Xigashada Sawirka, SRTV

Qoraalka sawirka, Gudoomiyaha Golaha Federeeshanka Itoobiya oo ka mid ah dadka ka codeynaya Degmada Shinniile ee Gobolka Siti.