Xulka sawirrada Afrika ee todobaadkan

Published

Xulka sawirrada qaaradda Afrika iyo sawirrada dadka ka soo jeeda Afrika e caalamka kale ku nool:

Haweeney agmareyso sawirrada musharrixiinta madaxweynanimada Tunisa oo lagu dhajiyey meel ka mid ah caasimadda Tuunis, doorashada oo Axadda ka dhaceyso dalkaasi.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Haweeney agmareyso sawirrada musharrixiinta madaxweynanimada Tunisa oo lagu dhajiyey meel ka mid ah caasimadda Tuunis, doorashada oo Axadda ka dhaceyso dalkaasi.
Presentational white space
Dad garoonka weyn ee magaalada Maputo ee dalka Mozambique ku sugayo qaabilaadda Pope Francis.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Dad garoonka weyn ee magaalada Maputo ee dalka Mozambique ku sugayo qaabilaadda Pope Francis.
Presentational white space
Maalinta xigtay Pope Francis waxaa si weyn looga soo dhaweeyey cassimadda dalka Madagascar ee Antananarivo.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Maalinta xigtay Pope Francis waxaa si weyn looga soo dhaweeyey cassimadda dalka Madagascar ee Antananarivo.
Presentational white space
Mid ka mid ah qolalka xabsiga Itoobiya ee loo yaqaannay 'Ma'ikalaawi' ee dadka lagu silcin jiray oo ku yaalla Addis Ababa oo jimcihi loo furay iney daweynaha booqdaan.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Mid ka mid ah qolalka xabsiga Itoobiya ee loo yaqaannay 'Ma'ikalaawi' ee dadka lagu silcin jiray oo ku yaalla Addis Ababa oo jimcihi loo furay iney daweynaha booqdaan.
Presentational white space
Haweeney Kenya u dhalatay oo dukaan telafishiinnada lagu iibiyo ku daawaneyso warka geeriga Madaxweynihi hore ee Zimbabwe Roberta Mugabe.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Haweeney Kenya u dhalatay oo dukaan telafishiinnada lagu iibiyo ku daawaneyso warka geeriga Madaxweynihi hore ee Zimbabwe Roberta Mugabe.
Presentational white space
Shacabka ku nool caasimadda Zimbabwe ee Harare oo soo dhaweynta naxashka Mugabe saf dheer ugu jiro.garoonka kubadda ee Rufaro.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Shacabka ku nool caasimadda Zimbabwe ee Harare oo soo dhaweynta naxashka Mugabe saf dheer ugu jiro.garoonka kubadda ee Rufaro.
Presentational white space
Taageerayaasha xisbiga mucaaradka ee dalka Koonfur Afrika EFF oo magaalada Johannesburg ku qabtay munaasabad looga baroordiiqayo Madaxweynihi hore ee Zimbaawe Robert Mogaabe ee geeriyooday.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Taageerayaasha xisbiga mucaaradka ee dalka Koonfur Afrika EFF oo magaalada Johannesburg ku qabtay munaasabad looga baroordiiqayo Madaxweynihi hore ee Zimbaawe Robert Mogaabe ee geeriyooday.
Presentational white space
Giana Lotfy (bidix) oo u dhalatay dalka Masar oo tartanka Kaaraateega oo Axaddi lagu qabtay Japan tartan kula jirto Leila Heurtault oo ka soo jeedda dalka Faransiiska

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Giana Lotfy (bidix) oo u dhalatay dalka Masar oo tartanka Kaaraateega oo Axaddi lagu qabtay Japan tartan kula jirto Leila Heurtault oo ka soo jeedda dalka Faransiiska
Presentational white space
Ciyaartooy Nigeria u dhahshay oo tartanka kubadda kolayga gol ka dhalinayey ciyaarta ay la yeesheen waddanka Shiinaha oo ciyaartaasi marti geliyey.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Ciyaartooy Nigeria u dhahshay oo tartanka kubadda kolayga gol ka dhalinayey ciyaarta ay la yeesheen waddanka Shiinaha oo ciyaartaasi marti geliyey.
Presentational white space
Dalka Malawi oo marki ugu horreysay lagu qabtay tartanka quruxda ragga iyo dumarka uu maqaarkooda uu beddelan yahay (Albinism).

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Dalka Malawi oo marki ugu horreysay lagu qabtay tartanka quruxda ragga iyo dumarka uu maqaarkooda uu beddelan yahay (Albinism).
Presentational white space
Sawir laga qaaday seddex haween ah oo faraxsan kuna sugnaa xaruunta sida ku meel gaarka ah looga hayo barakacayaaha ku barakacay dhibaatooyinki dalkaasi ka taagan ee ajaanib neceybka la la xidhiidhay.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Sawir laga qaaday seddex haween ah oo faraxsan kuna sugnaa xaruunta sida ku meel gaarka ah looga hayo barakacayaaha ku barakacay dhibaatooyinki dalkaasi ka taagan ee ajaanib neceybka la la xidhiidhay.
Presentational white space
Nin Nigeriya u dhashay oo ka soo qaxay rabshadihi ka dhacay Koonfur Afrika oo heesta astaanta u ah dalkiisa si niyad ah u qaadayo, xilli diyaaraddi ka soo qaadday Koonfur Afrika ay soo caga dhigatay gigada diyaaradaha Lagos.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Nin Nigeriya u dhashay oo ka soo qaxay rabshadihi ka dhacay Koonfur Afrika oo heesta astaanta u ah dalkiisa si niyad ah u qaadayo, xilli diyaaraddi ka soo qaadday Koonfur Afrika ay soo caga dhigatay gigada diyaaradaha Lagos.
Presentational white space
Shacab Sabtidi dibadbax ka sameeyey magaalada Durban ee Koonfur Afrika oo ka carooday xadgudubyada haweenka dalkaasi loo geysto.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Shacab Sabtidi dibadbax ka sameeyey magaalada Durban ee Koonfur Afrika oo ka carooday xadgudubyada haweenka dalkaasi loo geysto.
Presentational white space
Kalluumeyste u dhashay dalka Masar oo magaalada Alexandria ku soo bandhigay noocyada kalluunka ee uu hayo, si looga iibsado.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Kalluumeyste u dhashay dalka Masar oo magaalada Alexandria ku soo bandhigay noocyada kalluunka ee uu hayo, si looga iibsado.
Presentational white space