Dalalka Afrika oo la tartansiiyay, natiijadu maxay noqotay?

.
Published

Koobka Qaramada Afrika ee 2019-ka ayaa waxaa ku loolamaya 24 dal oo mid kasta uu doonayo in uu koobka qaado. Balse waxaan is leenahay waa wax xiiso leh haddii aan weeydiino su'aal ah "Dalkee ku guuleysan kara waxyaabaha aanan kubbadda cagta ahayn?". Waxaan eegeynaa sida dalalka ay ugu kala sareeyaan xawaaraha internetka, cimriga nolosha , musuqmaasuqa hooseeya iyo waliba jaantusyada kale ee muhiimka ah

Koobka Qaramada Afrika ee 2019-ka ayaa waxaa ku loolamaya 24 dal oo mid kasta uu doonayo in uu koobka qaado. Balse waxaan is leenahay waa wax xiiso leh haddii aan weeydiino su'aal ah "Dalkee ku guuleysan kara waxyaabaha aanan kubbadda cagta ahayn?". Waxaan eegeynaa sida dalalka ay ugu kala sareeyaan xawaaraha internetka, cimriga nolosha , musuqmaasuqa hooseeya iyo waliba jaantusyada kale ee muhiimka ah.
Dooro Qaybta
  • Dalkee leh internetka ugu xawaaraha sareeya?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Zimbabwe - Zimbabwi vs Kenya - Kenya. Winner: Kenya - Kenya
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Tunisia - Tunisiya. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Madagascar - Madagaskar vs Côte d'Ivoire - Ifari Kosti. Winner: Madagascar - Madagaskar
        • Ghana - Gana vs Mali - Mali. Winner: Ghana - Gana
        • Angola - Angola vs Morocco - Marooko. Winner: Morocco - Marooko
        • Senegal - Sinigal vs Congo DR - Kongada Dimuqraadiga. Winner: Senegal - Sinigal
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Uganda - Yugandha vs Tanzania - Tansania. Winner: Uganda - Yugandha
    • Rubuc dhamaadka
        • Kenya - Kenya vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Madagascar - Madagaskar vs Ghana - Gana. Winner: Madagascar - Madagaskar
        • Morocco - Marooko vs Senegal - Sinigal. Winner: Senegal - Sinigal
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Uganda - Yugandha. Winner: Uganda - Yugandha
    • Nus-Dhamaadka
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Madagascar - Madagaskar. Winner: Madagascar - Madagaskar
        • Senegal - Sinigal vs Uganda - Yugandha. Winner: Senegal - Sinigal
    • Finaalka
        • Madagascar - Madagaskar
          Senegal - Sinigal
          Madagascar - Madagaskar vs Senegal - Sinigal. Winner: Madagascar - Madagaskar
    Madagascar - Madagaskar
    Bishii May, 2019-ka, dalka Madagascar ayaa noqday dalka labaad ee Afrika ugu xawaaraha sareeya Afrika xagga internet-ka, wuxuuna gaaray 28.08 megbits halkii daqiiqo. Balse taas micnaheedu ma ahan in ay dad badan isticmaalaan. Sida uu bangiga adduunka sheegay 2017-kii, 10% dadka dalkaas oo kaliya ayaa qadka isticmaala.
    Xigasho: hey'adda Speedtest Global Index, oo uu soo saarey Ookla. gaar ahaan warbixintii xawaaraha internet-ka, ee May 2019-ka. Xogta kusaabsan Guinea-Bissau iyo Guinea lama hayo.
  • Dalkee isticmaala bariiska ugu badan?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Uganda - Yugandha vs Tanzania - Tansania. Winner: Tanzania - Tansania
        • Côte d'Ivoire - Ifari Kosti vs Ghana - Gana. Winner: Côte d'Ivoire - Ifari Kosti
        • Guinea - Gini vs Kenya - Kenya. Winner: Guinea - Gini
        • Guinea-Bissau - Gini Bisaw vs Mauritania - Muritaniya. Winner: Guinea-Bissau - Gini Bisaw
        • Mali - Mali vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: Mali - Mali
        • Senegal - Sinigal vs Nigeria - Nayjeeriya. Winner: Senegal - Sinigal
        • Madagascar - Madagaskar vs Benin - Benin. Winner: Madagascar - Madagaskar
        • Egypt - Masar vs Angola - Angola. Winner: Egypt - Masar
    • Rubuc dhamaadka
        • Tanzania - Tansania vs Côte d'Ivoire - Ifari Kosti. Winner: Côte d'Ivoire - Ifari Kosti
        • Guinea - Gini vs Guinea-Bissau - Gini Bisaw. Winner: Guinea - Gini
        • Mali - Mali vs Senegal - Sinigal. Winner: Senegal - Sinigal
        • Madagascar - Madagaskar vs Egypt - Masar. Winner: Madagascar - Madagaskar
    • Nus-Dhamaadka
        • Côte d'Ivoire - Ifari Kosti vs Guinea - Gini. Winner: Guinea - Gini
        • Senegal - Sinigal vs Madagascar - Madagaskar. Winner: Senegal - Sinigal
    • Finaalka
        • Guinea - Gini
          Senegal - Sinigal
          Guinea - Gini vs Senegal - Sinigal. Winner: Guinea - Gini
    Guinea - Gini
    Sanadkii 2018-kii, dadka dalka Guinea, ayaa qiyaastii 190kg oo bariisa ayuu qofka cunay. Inkastoo dalku leeyahay jawi wanaagsan, oo lagu beeri karo bariiska, haddana bariisku waa nooca cunto ee ugu badan oo uu dalku dibadda kasoo iibsadey. Dalalka Asia, waa kuwa ugu badan ee uu bariiska ka keensado.
    Isticmaalka qofkiiba xadiga bariiska, sanadkii 2018-kii lagama hayo wax xoga, dalalka Benin, Namibia, Tunisia iyo Zimbabwe.
  • Waa wadankee kan dadkiisu ugu dakhliga badan yahay?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Zimbabwe - Zimbabwi vs Kenya - Kenya. Winner: Kenya - Kenya
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Mauritania - Muritaniya. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Morocco - Marooko. Winner: Morocco - Marooko
        • Ghana - Gana vs Tunisia - Tunisiya. Winner: Tunisia - Tunisiya
        • Angola - Angola vs Namibia - Namibiya. Winner: Namibia - Namibiya
        • Algeria - Aljeeriya vs Benin - Benin. Winner: Algeria - Aljeeriya
        • Guinea - Gini vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Cameroon - Kamiruun
        • Egypt - Masar vs Senegal - Sinigal. Winner: Senegal - Sinigal
    • Rubuc dhamaadka
        • Kenya - Kenya vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Morocco - Marooko vs Tunisia - Tunisiya. Winner: Tunisia - Tunisiya
        • Namibia - Namibiya vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Namibia - Namibiya
        • Cameroon - Kamiruun vs Egypt - Masar. Winner: Egypt - Masar
    • Nus-Dhamaadka
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Tunisia - Tunisiya. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Namibia - Namibiya vs Egypt - Masar. Winner: Namibia - Namibiya
    • Finaalka
        • South Africa - Koonfur Afrika
          Namibia - Namibiya
          South Africa - Koonfur Afrika vs Namibia - Namibiya. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
    South Africa - Koonfur Afrika
    South Africa, ayaa dadkiisu ay dakhliga soo galaa ka badan yahay sanadkiiba isku cel celis ahaan U$ $6,000, sida uu soo saarey Baanka Adduunka, inkastoo ay wali kamid tahay dalalka uu isku dheeli tirka bulshadoodu aad u kala fog yahay. Dalku wuxuu leeyahay tirada ugu badan ee hantiilayaal ah qaaradda, heerka shaqo la'aanta waa 27%, waxey kaga jirtaa kaalinta afraad Africa. Sidoo kale, heerka saboolnimadu waa mid sareeya.
    Isha xogtan: Waa Baanka Adduunka. Xadiga dakhliga ee heer shaqsi, oo lagu saleeyey lacagta Doolarka xiligaas 2017-kii.
  • Waa dalkee kan deynta ugu yar dibadda lagaga leeyahay?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Egypt - Masar vs Tanzania - Tansania. Winner: Tanzania - Tansania
        • Côte d'Ivoire - Ifari Kosti vs Benin - Benin. Winner: Benin - Benin
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Uganda - Yugandha. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Guinea-Bissau - Gini Bisaw vs Angola - Angola. Winner: Guinea-Bissau - Gini Bisaw
        • Mali - Mali vs Morocco - Marooko. Winner: Mali - Mali
        • Algeria - Aljeeriya vs Burundi - Burundi. Winner: Algeria - Aljeeriya
        • Guinea - Gini vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Guinea - Gini
        • Congo DR - Kongada Dimuqraadiga vs Kenya - Kenya. Winner: Congo DR - Kongada Dimuqraadiga
    • Rubuc dhamaadka
        • Tanzania - Tansania vs Benin - Benin. Winner: Benin - Benin
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Guinea-Bissau - Gini Bisaw. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Mali - Mali vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Algeria - Aljeeriya
        • Guinea - Gini vs Congo DR - Kongada Dimuqraadiga. Winner: Congo DR - Kongada Dimuqraadiga
    • Nus-Dhamaadka
        • Benin - Benin vs Nigeria - Nayjeeriya. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Algeria - Aljeeriya vs Congo DR - Kongada Dimuqraadiga. Winner: Algeria - Aljeeriya
    • Finaalka
        • Nigeria - Nayjeeriya
          Algeria - Aljeeriya
          Nigeria - Nayjeeriya vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Algeria - Aljeeriya
    Algeria - Aljeeriya
    Dakhli badan oo kasoo xarooda dhanka tamarta, iyo keyd badan oo dhaqaale oo ka yimid dhanka saliidda, ayaa u saamaxay dalka Algeria, inuu noqdo dalka deynta ugu yar dibadda lagaga leeyahay qaaradda Africa, taasoo ay noqotey 3.4% sanadkii 2017-dii marka lagu saleeyo dakhliga guud ee dalka usoo xarooday. Taa waxey la micna tahay, in haddii qof waliba oo u dhashey dalkaasi uu isku soo daro mushaarkiisa iyo gunadiisa, ay isku cel celis ahaan ku bixin karaan deynta dibadda lagaga leeyahay 12 maalmood. Tani waa cagsiga dalka Mauritania, oo ay ku qaadan karto 311 maalmood.
    Isha xogtan: Baanka Adduunka (IDS), Tirada guud ee deynta dibadda GNI (%) sanadkii 2017-kii. Wax xog ah lagama hayo dalka Namibia.
  • Waa dalkee kan dadkiisu ugu cimri dheer yihiin?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Uganda - Yugandha vs Senegal - Sinigal. Winner: Senegal - Sinigal
        • Morocco - Marooko vs Angola - Angola. Winner: Morocco - Marooko
        • Nigeria - Nayjeeriya vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Ghana - Gana vs Mauritania - Muritaniya. Winner: Mauritania - Muritaniya
        • Tunisia - Tunisiya vs Namibia - Namibiya. Winner: Tunisia - Tunisiya
        • Algeria - Aljeeriya vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Algeria - Aljeeriya
        • Madagascar - Madagaskar vs Benin - Benin. Winner: Benin - Benin
        • Egypt - Masar vs Tanzania - Tansania. Winner: Egypt - Masar
    • Rubuc dhamaadka
        • Senegal - Sinigal vs Morocco - Marooko. Winner: Morocco - Marooko
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Mauritania - Muritaniya. Winner: Mauritania - Muritaniya
        • Tunisia - Tunisiya vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Tunisia - Tunisiya
        • Benin - Benin vs Egypt - Masar. Winner: Egypt - Masar
    • Nus-Dhamaadka
        • Morocco - Marooko vs Mauritania - Muritaniya. Winner: Morocco - Marooko
        • Tunisia - Tunisiya vs Egypt - Masar. Winner: Tunisia - Tunisiya
    • Finaalka
        • Morocco - Marooko
          Tunisia - Tunisiya
          Morocco - Marooko vs Tunisia - Tunisiya. Winner: Tunisia - Tunisiya
    Tunisia - Tunisiya
    Tunisian-ka dhashey sanadkii 2017-kii, ayaa nooloshoodu gaareysaa dhanka dumarka 78 sano, halka raguna gaarayaan dada 67. Dumarka ayaa la rajeynayaa iney gaaraan illaa iyo 80 raguna 76 sano jir. Waxyaabaha ugu badan ee ay u dhintaan dadka dalkani iyagoo dadoodu yar tahay waa shilalka baabuurta iyo cudurka wadno xanuunka.
    Warbixin waxaa laga soo xigtay Institute for health Metrics, waxey kusaabsan tahay cudurada iyo dhibaatooyinka dunida ka jira ee sanadkii 2017-kii. Qiyaastii nolosha iyo dhalashada, waxey ku saleysan tahay labada jinsiba ee rag iyo dumarba.
  • Dalkee ugu dad badan?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Congo DR - Kongada Dimuqraadiga vs Kenya - Kenya. Winner: Congo DR - Kongada Dimuqraadiga
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Guinea - Gini. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Côte d'Ivoire - Ifari Kosti. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Ghana - Gana vs Mali - Mali. Winner: Ghana - Gana
        • Angola - Angola vs Morocco - Marooko. Winner: Morocco - Marooko
        • Tanzania - Tansania vs Uganda - Yugandha. Winner: Tanzania - Tansania
        • Madagascar - Madagaskar vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Madagascar - Madagaskar
        • Egypt - Masar vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Egypt - Masar
    • Rubuc dhamaadka
        • Congo DR - Kongada Dimuqraadiga vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: Congo DR - Kongada Dimuqraadiga
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Ghana - Gana. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Morocco - Marooko vs Tanzania - Tansania. Winner: Tanzania - Tansania
        • Madagascar - Madagaskar vs Egypt - Masar. Winner: Egypt - Masar
    • Nus-Dhamaadka
        • Congo DR - Kongada Dimuqraadiga vs Nigeria - Nayjeeriya. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Tanzania - Tansania vs Egypt - Masar. Winner: Egypt - Masar
    • Finaalka
        • Nigeria - Nayjeeriya
          Egypt - Masar
          Nigeria - Nayjeeriya vs Egypt - Masar. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
    Nigeria - Nayjeeriya
    Dalka Nigeria ayaa ugu dad badan qaaradda Africa, iyadoo ay ku nool yihiin dalkaasi 200 million dad gaaraya, halka adduunka uu kaga jiro kaalinta 7-aad. Dadka Nigeria dadoodu waa ay yar tahay; tobankii qofba afar bay dadoodu ka yar tahay 14 sano jir.
    Xigasho: Buugga xaqiiqada ee hey'adda CIA-da, qiyaastan waxaa lasoo saarey sanadkii 2018-kii.
  • Waa dalkee kan ugu dhul balaaran qaaradda Africa?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Egypt - Masar vs Tanzania - Tansania. Winner: Egypt - Masar
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Mauritania - Muritaniya. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Morocco - Marooko. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Cameroon - Kamiruun vs Mali - Mali. Winner: Mali - Mali
        • Angola - Angola vs Namibia - Namibiya. Winner: Angola - Angola
        • Algeria - Aljeeriya vs Zimbabwe - Zimbabwi. Winner: Algeria - Aljeeriya
        • Madagascar - Madagaskar vs Ghana - Gana. Winner: Madagascar - Madagaskar
        • Congo DR - Kongada Dimuqraadiga vs Kenya - Kenya. Winner: Congo DR - Kongada Dimuqraadiga
    • Rubuc dhamaadka
        • Egypt - Masar vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Mali - Mali. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Angola - Angola vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Algeria - Aljeeriya
        • Madagascar - Madagaskar vs Congo DR - Kongada Dimuqraadiga. Winner: Congo DR - Kongada Dimuqraadiga
    • Nus-Dhamaadka
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Mali - Mali. Winner: Mali - Mali
        • Algeria - Aljeeriya vs Congo DR - Kongada Dimuqraadiga. Winner: Algeria - Aljeeriya
    • Finaalka
        • Mali - Mali
          Algeria - Aljeeriya
          Mali - Mali vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Algeria - Aljeeriya
    Algeria - Aljeeriya
    Algeria waa dalka Africa ugu dhul balaaran, adduunkana wuxuu kaga jiraa kaalinta tobnaad. In ka badan 80% badka dhulka dalkaasi waa Saxaro ama bahgooyo.Dalka ugu balaaran Africa waxaa ahaan jiray Sudan, intaan la kala qeybin sanadkii 2011-kii. Algeria, maahan dal dadkiisu badan yihiin, 17-kii qofka waxa kusoo beegmaya hal km oo isku wareeg ah, marka la barbardhigo Burundi, oo 423-dii qofba ay kusoo beegmayso hal km oo isku wareeg ah.
    Xigasho: Baanka Adduunka, sanadkii 2018-kii
  • Dalkee lagu qiimeeyaa inuu ugu musuq maasuq yar yahay?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Uganda - Yugandha vs Tanzania - Tansania. Winner: Tanzania - Tansania
        • Namibia - Namibiya vs Mauritania - Muritaniya. Winner: Namibia - Namibiya
        • Guinea - Gini vs Morocco - Marooko. Winner: Morocco - Marooko
        • Ghana - Gana vs Mali - Mali. Winner: Ghana - Gana
        • Tunisia - Tunisiya vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Senegal - Sinigal vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Senegal - Sinigal
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Benin - Benin. Winner: Benin - Benin
        • Egypt - Masar vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Algeria - Aljeeriya
    • Rubuc dhamaadka
        • Tanzania - Tansania vs Namibia - Namibiya. Winner: Namibia - Namibiya
        • Morocco - Marooko vs Ghana - Gana. Winner: Morocco - Marooko
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Senegal - Sinigal. Winner: Senegal - Sinigal
        • Benin - Benin vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Benin - Benin
    • Nus-Dhamaadka
        • Namibia - Namibiya vs Morocco - Marooko. Winner: Namibia - Namibiya
        • Senegal - Sinigal vs Benin - Benin. Winner: Senegal - Sinigal
    • Finaalka
        • Namibia - Namibiya
          Senegal - Sinigal
          Namibia - Namibiya vs Senegal - Sinigal. Winner: Namibia - Namibiya
    Namibia - Namibiya
    Namibia ayaa la aaminsan yahay inuu yahay dalka ugu maasuq maasuq yar, marka la eego adeegyada dadweynaha dalalka Africa, iyadoo kahoreysa Senegal. Sida laga soo xigtay hey'adda ka warbixiso musuq maasuqa. Heerka kala horeynta waa dalka shanaad ee ugu wanaagsan qaaradda Africa, isagoo kahormarey dalka Seychelles. Heerka adduunka, Namibia waxey ka horeysaa Talyaaniga iyo Turkey-ga.
    Isha xogta: Hey'adda la dagaalanka musuq maasuqa sanadkii 2018-kii.
  • Waa dalkee kan dadkiisu ugu farxad badan yihiin?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Uganda - Yugandha vs Senegal - Sinigal. Winner: Senegal - Sinigal
        • Morocco - Marooko vs Mali - Mali. Winner: Morocco - Marooko
        • Nigeria - Nayjeeriya vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Cameroon - Kamiruun vs Tunisia - Tunisiya. Winner: Cameroon - Kamiruun
        • Mauritania - Muritaniya vs Côte d'Ivoire - Ifari Kosti. Winner: Côte d'Ivoire - Ifari Kosti
        • Algeria - Aljeeriya vs Benin - Benin. Winner: Algeria - Aljeeriya
        • Guinea - Gini vs Ghana - Gana. Winner: Ghana - Gana
        • Congo DR - Kongada Dimuqraadiga vs Kenya - Kenya. Winner: Kenya - Kenya
    • Rubuc dhamaadka
        • Senegal - Sinigal vs Morocco - Marooko. Winner: Morocco - Marooko
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Côte d'Ivoire - Ifari Kosti vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Algeria - Aljeeriya
        • Ghana - Gana vs Kenya - Kenya. Winner: Ghana - Gana
    • Nus-Dhamaadka
        • Morocco - Marooko vs Nigeria - Nayjeeriya. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Algeria - Aljeeriya vs Ghana - Gana. Winner: Algeria - Aljeeriya
    • Finaalka
        • Nigeria - Nayjeeriya
          Algeria - Aljeeriya
          Nigeria - Nayjeeriya vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
    Nigeria - Nayjeeriya
    Nigeria, ayaa ugu horeysa dhanka farxada dalalka qaaradda Africa, sida lagu xusay warbixin lasoo saarey sanadkan 2019-ka, tani ayaa loo aaneynayaa arrimo badan oo is biirsadey, sida dakhliga, qofka illaa iyo inta uu noolaan karo, kaalmada loo fidiyo bulshada, xoriyadda, heerka musuq maasuqa iyo deeqsinimada. Caalamiyan, waxey galeysaa kaalinta 85-aad Nigeria, iyadoo sara uga soo kacday kaalintii sanadkii hore ee 91. Waxey qaaradda Africa kaga jirtaa kaalinta labaad, marka laga tago Mauritius.
    Isha xogta: Warbixinta farxadda ee 2019-ka. Angola iyo Guinea-Bissau kuma jiraan kala horeyntan.
  • Baarlamaankee ugu haween badan qaaradda Africa?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Zimbabwe - Zimbabwi vs Tanzania - Tansania. Winner: Tanzania - Tansania
        • Namibia - Namibiya vs Mauritania - Muritaniya. Winner: Namibia - Namibiya
        • Burundi - Burundi vs Morocco - Marooko. Winner: Burundi - Burundi
        • Angola - Angola vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Angola - Angola
        • Tunisia - Tunisiya vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Senegal - Sinigal vs Madagascar - Madagaskar. Winner: Senegal - Sinigal
        • Guinea - Gini vs Guinea-Bissau - Gini Bisaw. Winner: Guinea - Gini
        • Uganda - Yugandha vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Uganda - Yugandha
    • Rubuc dhamaadka
        • Tanzania - Tansania vs Namibia - Namibiya. Winner: Namibia - Namibiya
        • Burundi - Burundi vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Burundi - Burundi
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Senegal - Sinigal. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Guinea - Gini vs Uganda - Yugandha. Winner: Uganda - Yugandha
    • Nus-Dhamaadka
        • Namibia - Namibiya vs Burundi - Burundi. Winner: Namibia - Namibiya
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Uganda - Yugandha. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
    • Finaalka
        • Namibia - Namibiya
          South Africa - Koonfur Afrika
          Namibia - Namibiya vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: Namibia - Namibiya
    Namibia - Namibiya
    Dalka Namibia, dumarka ayaa ka ah tiro ahaan baarlamaanka aqalka hoose 46%. Tani waxey micnaheedu tahay waxey kaalinta labaad kaga jirtaa dunida, marka laga tago dalka hoggaaminayo tirada ugu badan ee haween oo ku jira baarlamaan oo ah dalka Rwanda. Namibia ayaa sidoo kale kaga jirta dunida kaalinta 10-aad dhanka yareynta kala badnaanshaha ragga iyo dumarka, iyadoo tani lagu xusay warbixin lasoo saarey 2018-kii, waxey ka horeysaa dalalka Jarmalka iyo Ingiriiska.
    Xigasho: Ururka ay ku mideysan yihiin baarlamaanada, tiro ahaan dumarka ku jira aqalka hoose, ama hal qeyb, taariikhda warbixinta 1da February, 2019-ka.
  • Dalkee ugu hanasho badan biladaha dahabka ciyaaraha xagaaga?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Zimbabwe - Zimbabwi vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Algeria - Aljeeriya
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Madagascar - Madagaskar. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Côte d'Ivoire - Ifari Kosti. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Cameroon - Kamiruun vs Angola - Angola. Winner: Cameroon - Kamiruun
        • Tunisia - Tunisiya vs Morocco - Marooko. Winner: Morocco - Marooko
        • Kenya - Kenya vs Uganda - Yugandha. Winner: Kenya - Kenya
        • Burundi - Burundi vs Ghana - Gana. Winner: Burundi - Burundi
        • Egypt - Masar vs Tanzania - Tansania. Winner: Egypt - Masar
    • Rubuc dhamaadka
        • Algeria - Aljeeriya vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Cameroon - Kamiruun. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Morocco - Marooko vs Kenya - Kenya. Winner: Kenya - Kenya
        • Burundi - Burundi vs Egypt - Masar. Winner: Egypt - Masar
    • Nus-Dhamaadka
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Nigeria - Nayjeeriya. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Kenya - Kenya vs Egypt - Masar. Winner: Kenya - Kenya
    • Finaalka
        • South Africa - Koonfur Afrika
          Kenya - Kenya
          South Africa - Koonfur Afrika vs Kenya - Kenya. Winner: Kenya - Kenya
    Kenya - Kenya
    Dalka Kenya ayaa isku cel celis ahaan ugu badan dhanka hanashada biladaha dahabka ciyaaraha xagaaga, kuwa dahabka waxey gaarayaan 31, 38 qalin halka 34-na ay tahay maar. Biladaha inta badan Kenya waxey kaga soo guuleysatey ciyaaraya fudud, gaar ahaan orodka dhaadheer. Ciyaarihii xagaaga ee lagu qabtey Rio ee dalka Brazil, orodyahan Eliud Kipchoge ayaa ah kan ugu orodka dheer, isagoo dhigay rikoor ah 2:01:39
    Xigasho: Guddiga ciyaaraha fudud ee xiliyada xagaaga illaa iyo sanadkii 2006-dii.
  • Waa dalkee kan ugu goobo taariikh badan ee ay diiwaan galiso hey'adda Unesco?
    • Wareega ka kooban 16-ka kooxood
        • Congo DR - Kongada Dimuqraadiga vs Senegal - Sinigal. Winner: Senegal - Sinigal
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Benin - Benin. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Madagascar - Madagaskar vs Côte d'Ivoire - Ifari Kosti. Winner: Côte d'Ivoire - Ifari Kosti
        • Cameroon - Kamiruun vs Mali - Mali. Winner: Mali - Mali
        • Tunisia - Tunisiya vs Morocco - Marooko. Winner: Morocco - Marooko
        • Kenya - Kenya vs Zimbabwe - Zimbabwi. Winner: Kenya - Kenya
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Ghana - Gana. Winner: Nigeria - Nayjeeriya
        • Egypt - Masar vs Algeria - Aljeeriya. Winner: Egypt - Masar
    • Rubuc dhamaadka
        • Senegal - Sinigal vs South Africa - Koonfur Afrika. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Côte d'Ivoire - Ifari Kosti vs Mali - Mali. Winner: Mali - Mali
        • Morocco - Marooko vs Kenya - Kenya. Winner: Morocco - Marooko
        • Nigeria - Nayjeeriya vs Egypt - Masar. Winner: Egypt - Masar
    • Nus-Dhamaadka
        • South Africa - Koonfur Afrika vs Mali - Mali. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
        • Morocco - Marooko vs Egypt - Masar. Winner: Morocco - Marooko
    • Finaalka
        • South Africa - Koonfur Afrika
          Morocco - Marooko
          South Africa - Koonfur Afrika vs Morocco - Marooko. Winner: South Africa - Koonfur Afrika
    South Africa - Koonfur Afrika
    South Africa ayaa ah dalka ugu goobo taariikh badan ee ay diiwaan galisay hey'adda Unesco, iyadoo dalkaasi ay ku yaallaan toban goobood oo taariikh ah. Goobta koowaad, waa Fossil Hominid oo ku taalla South Africa - gaar ahaan iSimangaliso Wetland Park ee Robben Island.
    Xigasho: Unesco: Goobaha taariikhiga ah dal waliba gaarkiisa ayaa looggu tirinayaa.
    • Algeria - Aljeeriya
    • Angola - Angola
    • Benin - Benin
    • Burundi - Burundi
    • Cameroon - Kamiruun
    • Congo DR - Kongada Dimuqraadiga
    • Côte d'Ivoire - Ifari Kosti
    • Egypt - Masar
    • Ghana - Gana
    • Guinea - Gini
    • Guinea-Bissau - Gini Bisaw
    • Kenya - Kenya
    • Madagascar - Madagaskar
    • Mali - Mali
    • Mauritania - Muritaniya
    • Morocco - Marooko
    • Namibia - Namibiya
    • Nigeria - Nayjeeriya
    • Senegal - Sinigal
    • South Africa - Koonfur Afrika
    • Tanzania - Tansania
    • Tunisia - Tunisiya
    • Uganda - Yugandha
    • Zimbabwe - Zimbabwi
Xuquuqda waa iska leh:
Waxaa soo saarey Olawale Malomo iyo Elisabetta Tollardo, waxaa sii faah faahiyey Olawale Malomo, naqshadda waa Millicent Wachira, cilmi baarista dheeraadka ah waxaa sameeyey Aaron Akinyemi, Anthony Makokha iyo Muthoni Muchin.
Baaritaan
Dalalka ka qeyb qaadanaya AFCON, ayaa waxaa lagu qiimeynayaa sida ay u muujiyeen hanaankooda kartida aqoonta iyo xirfada, iyadoo la raacaya qaab gaar ah, taasoo uu noqon doono kan guuleysanaya dalka ugu qiimeyn badan. Dalalka ayaa la tartan siin doonnaa midba midka kale, iyadoo ay jiraan heerar iyo wareegyo lagu kala bixin doono, oo ah barbar dhacyo iyo heerka guusha iyo guul darada. Shuruucda ayaa lagu saleyn doonnaa qiimeynta gaara, dalalka hela dhibco is la'eg, waxaa lagu noqon doonaa si loo kala saaro natiijooyinkii tartankii hore. Shuruucdan waxey gaar u yihiin biladaha ciyaaraha xagaaga iyo goobaha taariikhiga ah ee ay diiwaan galisay hey'adda Unesco. Biladaha ciyaaraha fudud, dalalka lagu qiimeyn doonnaa hadba inta biladood ee uu dalkaasi hantay, sida dahab, qalin iyo maar. Dalalka aanan hanan bilado, waxaa lagu qiimeyn doonnaa inta ciyaaryahan ee uga qeyb qaaday sanadkan sanadkii ka horeeyey ee ciyaaraha fudud. Dhanka goobaha taariikhiga ee hey'adda Unesco, iyaguna waxaa lagu qiimeyn doonnaa hadba inta ay la'eg tahay tirada uu leeyahay goobaha taariikhiga ah dalkaasi, oo ay ku diiwaan galisay hey'adda Unesco liiskeeda muhiimka ah.