Sawirradii Afrika ugu quruxda badnaa toddobaadkan

Published

Sawirr adii ugu wanaagsanaa toddobaadkan ee laga soo xulay guud ahaan Qaaradda Afrika.

Saraakiisha boolislka Kenya oo qaadaya sanduuqa meydka lagu qaado oo ebar ah, kaasi oo waddada looga tagay kaddib dibadbaxya looga soo horjeedo tacaddiyada booliska.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Saraakiisha boolislka Kenya oo qaadaya sanduuqa meydka lagu qaado oo ebar ah, kaasi oo waddada looga tagay kaddib dibadbaxya looga soo horjeedo tacaddiyada booliska.
Waa haweeneey ka mid ah mudaaharaadayaasha oo seygeeda la dilay xilli uu socday bandowga habeenka kaaso oo looga gol-lahaa in lagu yareeyo faafidda fayraska corona.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, ... Waa haweeneey ka mid ah mudaaharaadayaasha oo seygeeda la dilay xilli uu socday bandowga habeenka kaas oo looga gol-lahaa in lagu yareeyo faafidda fayraska corona.
Waa magaalada Accra oo ay isugu soo baxeen dad taageeraya dibadbaxaasha Mareykanka ee ka soo horjeeda dilkii George Floyd.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Waa magaalada Accra oo ay isugu soo baxeen dad taageeraya dibadbaxaasha Mareykanka ee ka soo horjeeda dilkii George Floyd.
Koonfur Afrika dadku waxa ay bilaabeen iney dib ugu soo laabtaan goobaha cibaadada.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Koonfur Afrika dadku waxa ay bilaabeen iney dib ugu soo laabtaan goobaha cibaadada.
Waa jimcihii shalay iyo misaajid ku yaalla Koonfur Afrika, iyadoo si dadka misaajidka soo galaya la baarayay heerkulkood.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Waa jimcihii shalay iyo misaajid ku yaalla Koonfur Afrika, iyadoo si dadka misaajidka soo galaya la baarayay heerkulkood.
Muslimiin xiran maskaraatiga afka iyo sanka iyagoo raacaya dadaallada looga hortayo faafidda Fayraska corona ee misaajidka Nizamiye ee Koonfur Afrika.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Muslimiin xiran maskaraatiga afka iyo sanka iyagoo raacaya dadaallada looga hortayo faafidda Fayraska corona ee misaajidka Nizamiye ee Koonfur Afrika.
Waa booliska ka hortaga rabshadaha oo isha ku haya Muslimiinta magaalada Bomako ee dalka Maali oo tukanaya salaadd Jimcaha.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Waa booliska ka hortaga rabshadaha oo isha ku haya Muslimiinta magaalada Bomako ee dalka Maali oo tukanaya salaadd Jimcaha.
... Waa Imam Maxamuud Dicko oo muslimiinta maali ku boorinaya iney banaanbaxaan salaadda jimcaha kaddib

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, ... Waa Imam Maxamuud Dicko oo muslimiinta maali ku boorinaya iney banaanbaxaan salaadda jimcaha kaddib
... Kumanaan qof oo ku dibad-baxaya magaalada Bamako, iyagoo ka soo horjeeda madaxweyne Ibrahim Boubacar

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, ... Kumanaan qof oo ku dibad-baxaya magaalada Bamako, iyagoo ka soo horjeeda madaxweyne Ibrahim Boubacar