Boqollaal qof oo ku dhintay duqeyn ka dhacday cusbitaal ku yaalla Qasa iyo xaaladihii ugu dambeyay
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee maanta
Tebin toos ah
Waxa ay qaban jirtay haweeneydii ugu sarreysay Xamaas ee maanta la dilay
Wixii kala qabsaday Caasho Geelle iyo aabaheed markii ay surwaal xiratay
Sida Falastiiniyiintu ugu ooyeen Madaxweynihii Masar ee Xamaas soo dhoweystay
Waa kuwee Laacibiinta cayaaraha looga joojiyey dagaalka Xamaas-Israa'iil dartiis
Qaraxii isbitaaka Qasa: Dibadbaxyo is qabsaday caalamka
Wax badan ka ogow isbitaalka la duqeeyay ee Qasa ee ay sida adag uga hadashay Soomaaliya
“Ii keena qalfoofta qof dhintay si aad taajir u noqotaan”
Daawo: Xal ma noqon karaa howlgal militari oo ay Israa'iil ku qaaddo Gaza?
Sawiro: Daawo Sawiro muujinaya sida ay duqeyntu u waxyeeleysay dadka iyo Isbitaalka Qasa
Waa ayo Islaamic Jihaad, kooxda kaalinta ugu weyn ku leh dagaalka Xamaas iyo Israel?
Maxaa laga filayaa inay Iran iyo Turkeyga kaga jawaabaan duqeynta Isbitaalka Qasa?
Daawo: Muuqaalka gabar yar oo duqeyn ka badbaaday
Waxaa la baahiyay muuqaalka gabar yar, oo ka badbaaday duqeymo lala beegsaday xaafado ku yaalla marinka Rafah, waxaa la arkayay gabadha yar oo kor loo sido isla markaana loo sii wado dhanka mid ka mid ah gawaarida Adeega Gurmadka Degdeg ah.
Muuqaalka oo la soo dhigay baraha bulshada ayaa la xaqiijiyay in goobtu ay tahay Rafah oo ku taal koonfurta Qasa.
Qoraalka Muuqaalka, Israel Gaza war: A young girl is rescued after a strike on a residential area in Rafah Habeenkii Madoobaa ee Qasa ee tiradii ugu badneyd hal meel lagu dilay iyo sida Dunida ugu falcelisay
Qaza: Boqollaal qof oo ku dhimatay duqeyn lala beegsaday isbataal

Qoraalka sawirka, Xaaladda isbataalka la bartilmaameedsaday Saraakiisha difaaca madaniga ah ee Gaza ayaa sheegay in ugu yaraan 500 oo qof ay ku dhinteen duqayn cirka ah oo Israel ay ku garaacday isbitaal halkaasi ku yaalla.
Waxay sheegeen in laga yaabo in qaar kale oo badan ay ku xayiran yihiin burburka dhismaha. Sawirro laga soo qaaday isbitaalka Al-Ahli Carab ayaa muujinaya dhaawacyo dad badan oo goobo uu dhiig daadsan yahay.
Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay baarayaan halka uu qaraxa ka yimid.
Xaggee ayay ku dambeeyeen diyaaradihii dagaalka ee Soomaaliya?
Waa kuma Imaamkii Masjidka al-Aqsa ee lagu baaqay in la dilo?
Sababaha waayeelkan u dilay lix jirkan Muslimka ah ee uu jeclaa
Waxa ay sameyn jieen Soomaalidii qarni kahor loo geeyay Yurub in la daawado
Daawo: Gantaalada xamaas oo ku hoobanaya Tel Aviv iyadoo dadka ay gabaad raadsanayaan
