Aadan Barre oo loo magacaabay wasiirka difaaca Kenya
Tebin toos ah
Tebin toos ah
War deg deg ah, Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Ruushka
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay iskuul ku yaalla
bartamaha Ruushka, waxaana ku dhintay ugu yaraan 6 qof halka 20 kalena ay ku
dhaawacmeen, sida ay sheegeen saraakiisha Ruushka.