Koobka haweenka Qaramadda Afrika oo soo gaaray kulamadda 4-ta

Xigashada Sawirka, GALLO IMAGES
Published
Maalinimadda beri ah ayaa la qaban doonnaa kulamada afarta ah iyadoo ay is arki doonaan kooxaha Cameron oo ay iska horimaanayaan Ghana, waxay cayaartoodu bilaaban doontaa 7-da fiidnimo waqtiga Afrika, kooxdii badisa waxay u bixi doontaa Nigeria iyo Koonfur Afrika oo 10-ka fiidnimmo kulmi donna.
Nigeria waxay 4-0 ku soo garaacday xulka Kenya, sidoo kale Ghana waxay kaga soo badiyeen 3-1 xulka Mali.
Cayaarahaas ayaa ka dhici doona garoonka Ahmadou Ahidjo Stadium ee magaalada Yaoundé ee caasimadda wadanka Cameron.

Xigashada Sawirka, Jewel Samad /Getty images








