Sawiradii toddobaadkan ugu quruxda badnaa Africa

Waa nin u dhashay Benin oo ka ganacsada ariga, waxaa sawirka laga qaaday isagoo ku dhex jira gaarigii uu ariga ku safrinayay

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Waa nin u dhashay Benin oo ka ganacsada ariga, waxaa sawirka laga qaaday isagoo ku dhex jira gaarigii uu ariga ku safrinayay
Published
Waxaa ninkan kirishboyga ah sawirkan laga qaaday maalintii Talaadada ahayd isaoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Xigashada Sawirka, DANIEL IRUNGU/SHUTTERSTOCK

Qoraalka sawirka, Waxaa ninkan kirishboyga ah sawirkan laga qaaday maalintii Talaadada ahayd isaoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya
Waa xilli ay qoraxdu ka soo baxayso aagga webiga Dungu ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo

Xigashada Sawirka, HUGH KINSELLA CUNNINGHAM/GETTY IMAGES

Qoraalka sawirka, Waa xilli ay qoraxdu ka soo baxayso aagga webiga Dungu ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo
Waa iftiinka ka soo baxaya nalka mobilada iyadoo Mahmoud Kahrba, oo ah ciyaaryahan kubada cagta ah oo u ciyaara kooxda Masar ee Al-Ahly uu dhididka wejigiisa ku masaxayo maaliyiaddii uu xirnaa xilli ay Jimcihii la la ciyaarayeen kooxda Aljeeriya ee USM Alger.

Xigashada Sawirka, NURPHOTO VIA GETTY IMAGES

Qoraalka sawirka, Waa iftiinka ka soo baxaya nalka mobilada iyadoo Mahmoud Kahrba, oo ah ciyaaryahan kubada cagta ah oo u ciyaara kooxda Masar ee Al-Ahly uu dhididka wejigiisa ku masaxayo maaliyiaddii uu xirnaa xilli ay Jimcihii la la ciyaarayeen kooxda Aljeeriya ee USM Alger.
Waa Jiilka soo socda ee kubbadda cagta oo jimcihii ku ciyaarayay garoon u dhow beer ku taal Suudaan.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Waa Jiilka soo socda ee kubbadda cagta oo jimcihii ku ciyaarayay garoon u dhow beer ku taal Suudaan.
Isla maalintaas, carruurta ku nool caasimadda Tuniisiya ee Tunis, waxay bilaabeen sanad dugsiyeed cusub.

Xigashada Sawirka, YASSINE GAIDI/GETTY IMAGES

Qoraalka sawirka, Isla maalintaas, carruurta ku nool caasimadda Tuniisiya ee Tunis, waxay bilaabeen sanad dugsiyeed cusub.
Marqaati wajiga soo duubtay oo ka baxaya maxkamad ku taal magaalada Goma ee dalka DR Cong

Xigashada Sawirka, ALEXIS HUGUET/AFP

Qoraalka sawirka, Marqaati wajiga soo duubtay oo ka baxaya maxkamad ku taal magaalada Goma ee dalka DR Congo xili ay socotay dhageysiga dacwad loo heysto lix askari oo lagu eedeeyay dambiyo ka dhan ah bini’aadantinimada.
Mudaaharaadayaasha Niger ayaa jimcahooda ku qaatay bannaanka xerada ciidamada Faransiiska,

Xigashada Sawirka, MAHAMADOU HAMIDOU/REUTERS

Qoraalka sawirka, Mudaaharaadayaasha Niger ayaa jimcahooda ku qaatay bannaanka xerada ciidamada Faransiiska, iyagoo hakad geliyay bannaanbaxooda si ay u tukadaan salaad nadiif ah.
Waa dibad-baxe is-beddelka cimilada oo lagu amray Talaadadii inuu ka baxo aagga bannaanka xafiiska Standard Bank ee Johannesburg.

Xigashada Sawirka, KIM LUDBROOK/SHUTTERSTOCK

Qoraalka sawirka, Waa dibad-baxe is-beddelka cimilada oo lagu amray Talaadadii inuu ka baxo aagga bannaanka xafiiska Standard Bank ee Johannesburg.
Meelo kale oo ka mid ah dalka Koonfur Afrika, dad baroor diiqaya ayaa sagootiyay siyaasi codkar ah iyo hogaamiyaha Zulu Mangosuthu Buthelezi.

Xigashada Sawirka, ROGAN WARD/REUTERS