Sawirradii ugu quruxda badnaa toddobaadkan ee caalamka

Published

Sawirrada xul-ka ah ee toddobaadkan laga soo qaaday qeybaha kala duwan ee caalamka.

Nin eey ku dhex-wado magalaada Tokyo ee dalka Japan

Xigashada Sawirka, Kim Kyung-Hoon / Reuters

Qoraalka sawirka, Nin eey ku dhex-wado magalaada Tokyo ee dalka Japan
Caruur xiran koofiyadaha badqabadka oo la mid ah kuwa ay xirtaan cirbixiyeennada kuwaasi oo ku sugan Clombia

Xigashada Sawirka, Juancho Torres/Anadolu Agency via Getty Images

Qoraalka sawirka, Caruur xiran koofiyadaha badqabadka oo la mid ah kuwa ay xirtaan cirbixiyeennada kuwaasi oo ku sugan Clombia
Adam Draper iyo xaaskiisa Stacey Brown oo ka timaadday New Zealand, oo is kalgacayl ku dheehantahay isku marxabeynaya.

Xigashada Sawirka, Loren Elliott/Reuters

Qoraalka sawirka, Adam Draper iyo xaaskiisa Stacey Brown oo ka timaadday New Zealand, oo is kalgacayl ku dheehantahay isku marxabeynaya.
Boqorad Elizabeth II oo ku sugan Porton Down.

Xigashada Sawirka, Ben Stansall/PA Wire

Qoraalka sawirka, Boqorad Elizabeth II oo ku sugan Porton Down.
Nin caruur buufin uga sameeynaya xumbada saabuunta.

Xigashada Sawirka, Etienne Laurent / EPA

Qoraalka sawirka, Nin caruur buufin uga sameeynaya xumbada saabuunta.
Nin taageere u ah musharaxa madaxweynaha ee Cellou Dalein Diallo oo sawirkiisa dhabarka saartay.

Xigashada Sawirka, John Wessels / AFP / Getty Images

Qoraalka sawirka, Nin taageere u ah musharaxa madaxweynaha ee Cellou Dalein Diallo oo sawirkiisa dhabarka saartay.
Aybeniz Khasanova oo dhinac taagan qabriga wiilkeeda oo ku geeriyooday dagaalka Armenia iyo Azerbaijan.

Xigashada Sawirka, Bulent Kilic / AFP / Getty Images

Qoraalka sawirka, Aybeniz Khasanova oo dhinac taagan qabriga wiilkeeda oo ku geeriyooday dagaalka Armenia iyo Azerbaijan.
Madaxweyne Trump oo maaskarada wajiga ku tuuraya taageerayaashiisa, xilli uu guda jiray ololaha dib u soo doorashadiisa.

Xigashada Sawirka, Jonathan Ernst / Reuters

Qoraalka sawirka, Madaxweyne Trump oo maaskarada wajiga ku tuuraya taageerayaashiisa, xilli uu guda jiray ololaha dib u soo doorashadiisa.