You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Dalalka Afrika oo la tartansiiyay, natiijadu maxay noqotay?
Published
Koobka Qaramada Afrika ee 2019-ka ayaa waxaa ku loolamaya 24 dal oo mid kasta uu doonayo in uu koobka qaado. Balse waxaan is leenahay waa wax xiiso leh haddii aan weeydiino su'aal ah "Dalkee ku guuleysan kara waxyaabaha aanan kubbadda cagta ahayn?". Waxaan eegeynaa sida dalalka ay ugu kala sareeyaan xawaaraha internetka, cimriga nolosha , musuqmaasuqa hooseeya iyo waliba jaantusyada kale ee muhiimka ah