War deg deg ah, Qaraxyo waaweyn oo laga maqlay Tehran
Sida ay ku warantay wakaalada wararka AFP, waxaa laga maqlay qaraxyo xooggan caasimadda Iiraan ee Tehran, iyada oo daruuro qiiq madow ay ka soo baxayaan magaalada, taas oo ka dhalatay duqayno cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada Isra’iil iyo Maraykanka.
Qaraxyadan ayaa lagu sheegay kuwo si xooggan u saameeyay aaggaas, iyadoo ciidamada Isra’iil ay wadaan weerarro ku wajahan “goobo milatari” oo ku yaal Tehran.
Hoos ka akhri warbixino kale