"Xirfadda doorashada xaaska labaad": Maxay tahay arrinta guurka ee Sacuudiga muranka ka dhalisay?

Laammane faraati hayo

Xigashada Sawirka, Getty Images

Published
Waqtiga akhriska: 3 daqiiqo

Iskuul ragga lagu baranayo sida ugu habboon ee xaas labaad u guursan karaan, oo ururka bulshada sacuudiga ay soo bandhigeen, wuxuu sababay dood xooggan oo ka dhex billaabatay baraha bulshada ee dalka Sacuudi Carabiya.

Muranka ayaa sababay in la joojiyo qorshaha iskuulkaas ragga ay ku baran lahaayeen sida ay xaas labaad ama seddaxaad u guursan karaan.

Kooxaha tababarkan ka soo horjeeda oo baraha bulshada ka ololeynayey waxay si weyn u baahiyeen sawirka tababarakaas lagu xayasiiyanayey.

Tababrka waxaa lagu qaban lahaa xaruunta guud ee Jamciyadda Al-Bir oo ku taalla gobolka A-rass ee dalka Sacuudi Carabiya, oo cinwaankiisuna ahaa "Xirfadda doorashada xaaska labaad."

Ka bood X boggan, 1
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 1

Falcelinta laga sameeyey tababarkan, waxaa u badnaa kuwo ay ka muuqdeen xanaaq iyo kacdoon dadwayne oo ka dhan ahaa iskuulka.

Ka bood X boggan, 2
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 2

Ka bood X boggan, 3
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 3

Dad badan ayaa la yaabay in sida koorsooyinka noocan ah loo oggolaaday iyo astaanta hiigsiga 2030 lagu daray boorka xayesiinta.

Ka bood X boggan, 4
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 4

Dadka qaarna tababrkaasi waxay ku tilmaameen masiibo.

Ka bood X boggan, 5
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 5

Waxaa jiro dad kale oo ku tilmaamay in "tababarka uu yahay mid kicinaya dareenka haweenka iyo mid iska indha tiraya maskaxda ragga iyo sida ay u fikiraan.

Ka bood X boggan, 6
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 6

Faisal Al-Frayh oo qaban qaabiyeyaasha tababarkaas ka mid ah wuxuu sheegay: "Ujeeddada casharka waxay tahay sidi loo horumarin lahaa la macaamilka xaaska koobaad, halka la raadin lahaa tan labaad."

Ka bood X boggan, 7
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 7

Dadka sida carada leh uga falceliyo qaarkoodna waxay soo jeediyeen in la xiro jamciyadda isla-markaana lagala xisaabtamo mas'uuliyadaha noocaasi ah.

Ka bood X boggan, 8
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 8

Jawaabta qaban qaabiyeyaasha tababarka

Kaddib marki si weyn looga falceliyey tababarkaas ragga loo qaban lahaa, jamciyaddii diyaarisayna, oo falcelinta qiimeysay, waxay iclaamisay in tababarka la bixin lahaa laga noqday, waxayna la xiriireen shirkadda tababrrada iyo farsamada iyo gacanta, si ay u tirtirto xayaysiiska koorsadaas ee baraha bulshada lagu baahiyey.

Bayaan Fahad Al-Sardah oo ah agaasimaha jimciyadda Al-Bir, oo siiyay wargeyska Sucuudiga ka soo baxa ee Al-Watan, , wuxuu sheegay in "khalad maamul oo uu sameeyay shaqaale cusub uu sababay koorsada, gabi ahaanba koorsadana waa la joojiyay, qoraaladi ku saabsanaa iyo xayeysiisyadi la xiriirayna waa laga tirtiray baraha bulshada."

Al-Sardah waxa uu carabka ku adkeeyay in ay la kulmeen falcelin weyn oo bulsho oo kaga timid taageerayaashooda iyo kuwa ka soo horjeeda nidaamka guud.

Wuxuu tilmaamayin ay ku dhex leeyihiin jimciyadda Al-Bir xarun lagu tababaro adeega bulshada, "mana jirto wax koorso ah oo dhacaya marka laga reebo hababka caadiga ah ee lala yeesho hay'adda."

Dhinaca kale, falcelinta tababarkaas la soo jeediyey oo dhan ma wada ahayn kuwa ka horimanayay oo keli ah, balse waxaa jiray dad taageersan oo soo jeediyey inuu muhiim yahay isla-markaana uu mudan yahay in la bixiyo.

Qaar baa u arkayey in guurka badan uu yahay arrin xalaal ah oo uu leeyahay shuruudo ay ugu muhiimsan yihiin cadaaladda iyo kartida dhaqaale, ayna u arkaan iney jrin sabab tababrkaas loo horistaago mar haddii uusan shareecada ku xad-gudbin.

Kuwo kale ayaa warka u qaatay si jeesjees ah, iyagoo leh "arrinkan uma baahna nooc kasta oo tababar ah."