Todobaadkan iyo sawiradii Afrika ugu quruxda samaa: Taageerayaal iyo ilaalo xeebeed badda gaaf wareegaya

Published

Xulka sawirradii ugu fiicnaa ee qaaradda Afrika laga qaaday todobaadkan.

.
Diana Kipyogei oo taaj xidhan

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Diana Kipyogei oo ku guulaysatay tartanka orodka Boston Marathon Isniintii
Sawir gacmeed gidaar lagu xardhay oo muujinaya baadariga Desmond Tutu

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Sawir gacmeed gidaar lagu xardhay oo muujinaya baadariga Desmond Tutu
Haweenay ku lebisan dhar leh midabada dharka xulka kubadda cagta ee Koonfur Afrika

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Haweenay ku lebisan dhar leh midabada dharka xulka kubadda cagta ee Koonfur Afrika
Sawir ay ku taal farta Bamum oo sudhan albaabka laga galo qasriga boqortooyada Foumban ee galbeedka Cameroon.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Sawir ay ku taal farta Bamum oo sudhan albaabka laga galo qasriga boqortooyada Foumban ee galbeedka Cameroon.
Isniintii waxa Suldaanka cusub ee Bamoun loo caleemo saaray Mfonrifum Nabil Mbombo Njoya oo 28 jir ah

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Isniintii waxa Suldaanka cusub ee Bamoun loo caleemo saaray Mfonrifum Nabil Mbombo Njoya oo 28 jir ah
Dad daawanaya tartanka dhugdhugleyada/mootooyinka saxaraha Morooko,

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Dad daawanaya tartanka dhugdhugleyada/mootooyinka saxaraha Morooko,
Haweenay sidata calanka dadka isku jinsiga ah ee wax iska daya oo hortaagan maxkamada sare ee Bostana oo ay ka socoto dawcad ay dawladu ku doonayso in lagu laalo xukun maxkamadeed oo hore u sharciyeeyey dhaqankaa

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Haweenay sidata calanka dadka isku jinsiga ah ee wax iska daya oo hortaagan maxkamada sare ee Bostana oo ay ka socoto dawcad ay dawladu ku doonayso in lagu laalo xukun maxkamadeed oo hore u sharciyeeyey dhaqankaa
Dharka wadaadado la sheegay lagu laayey kaniisadda Chena Teklehaymanot oo ku daal Itoobiya oo yaal daaqadda kaniisadda

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Dharka wadaadado la sheegay in lagu laayey kaniisadda Chena Teklehaymanot oo ku daal Itoobiya oo yaal daaqadda kaniisadda
Muuqaal dusha laga qaaday oo muujinaya maroodiga ku nool seeraha Amboseli National Park ee Kenya

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Muuqaal dusha laga qaaday oo muujinaya maroodiga ku nool seeraha Amboseli National Park ee Kenya
Ciidamada badda Soomaaliya oo gaaf wareegaya xeebta badweynta Hindiya

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Ciidamada badda Soomaaliya oo gaaf wareegaya xeebta badweynta Hindiya
Shimbiro ag duulaya diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ah oo dul heehaabaysa askar boolis ah oo gaado ka cayaar ku maraya magaalo madaxda Liibiya ee Tripoli.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Shimbiro ag duulaya diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ah oo dul heehaabaysa askar boolis ah oo gaado ka cayaar ku maraya magaalo madaxda Liibiya ee Tripoli.
.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, .
Nin eygiisa yar ugu maydhaya badda.

Xigashada Sawirka, PA Media

Qoraalka sawirka, Nin eygiisa yar ugu maydhaya badda.