Sawirrada oo la qaaday 25-31 bisha October 2019

Published

Sawirradan xulka waxaa laga soo uruuriyey qaaradda Afrika qaybaheeda kala duwan:

Waalid ilmihiisa ku dhunkanayo kaniisad dhexdeed.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Sawirkan waxaa lagu qaaday magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika
Imaamka oo albaabka kore ee masaajidka laga galo furaya.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Waa masaajid qadiimi ah oo ku yaalla magaalada Agadez ee ku taallo bartamaha Niger.
Sawirkana waxaa lagu qaaday magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Haweeney dalxiis ku tagtay Capetown
Tuwaallo la dhaqay oo waran.

Xigashada Sawirka, EPA

Sawirkan wxaa lagu qaaday magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Gabar yar oo ka qayb qaadaneysay munaasabad sanad walba lagu qabto Johannesburg.
.

Xigashada Sawirka, AFP

Sawirkan waxaa lagu qaaday caasimadda Kenya ee Nairobi.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Arday imtixaanka sanadka ee dugsiyada hoose qaadaneysa.
Jaamacadda Mekerere waxay ku taalla dalka Uganda

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Mid ka mid ah ardayda ka mudaharaadeysay lacagta lagu kordhiyey jaamacadda Mekerere oo sunta indhaha ka ilmeysiisay la ooyeysa arday kalana uu bogga ku hayo.
Wiil yar oo u dhashay dalka Zimbabwe oo ka qayb qaadanayey mudaharaad looga soo horjeeday cunqabateynka ay Mareykanka iyo Midowga yurub saareen dalkaasi.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Wiil yar oo u dhashay dalka Zimbabwe oo ka qayb qaadanayey mudaharaad looga soo horjeeday cunqabateynka ay Mareykanka iyo Midowga yurub saareen dalkaasi.
Mid ka mid ah shaqaalaha goob taariikhi ah oo ay dalxiisayaal badan booqdaan oo ku taalla dalka Masar oo harka tiirasha ku nasanaya.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Mid ka mid ah shaqaalaha goob taariikhi ah oo ay dalxiisayaal badan booqdaan oo ku taalla dalka Masar oo harka tiirasha ku nasanaya.
Darawaliinta gawaarida waaweyn oo hoos jiifta hadhka gaarigooda

Xigashada Sawirka, NurPhoto

Qoraalka sawirka, Sawirkan waxaa lagu qaaday magaalada Lagos ee dalka Nigeria
Waa ilma yar oo kaameeradda ka soo dhax eegaya busta cas uu huwan yahay.

Xigashada Sawirka, SOPA Images

Qoraalka sawirka, Ilma la socday hooyadii oo muhaajiriinta ka mid ahayd oo lagu soo badbaadiyey dalka Spain.

Sawirradan waxaa soo uruuriyey Reuters, Getty Images, Nur Photo, SOPA Images iyo AFP.