Sawirradan waxaa la soo uruuriyey inta u dhaxeysay 18-24 Octobar, 2019

Published

Sawirradan ugu mudnaa qaaraddan Afrika toddobaadkan.

Sawirradan waxaa laga helay AFP, Getty Images iyo Anadolu Agency.

Gabar u dhalatay Koonfur Afrika oo xidhan Koofiyad weyn oo ay gacanteeda ku sameysatay

Xigashada Sawirka, Getty Images

Ciyaar dhex mareysay labada kooxood ee Koonfur Afrika iyo Zambia

Xigashada Sawirka, Getty Images

Ciyaarti kama dambeysta ee dhex martay xulka kubadda Rugby ee Koonfur Afrika iyo Japan ku dhex martay Tokyo

Xigashada Sawirka, Getty Images

Sawir kale oo laga qaaday ciyaarta dhex martay Japan iyo Koonfur Afrika

Xigashada Sawirka, Getty Images

Ciyaaryahanka khadka dhexe uga ciyaaro Liverpool Mohamed Salah (bidix) iyo Sadio Mane (midig)

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Mohamed Salah iyo Sadio Mane
Waddo sawirka Mohamed Salah la sudhay iyo sameynta ay u geysteen roobabka ma hiigaanka ah ee halkaasi ka da'ay

Xigashada Sawirka, Getty Images

Gaari dhex socda biyo qayb ka mid ah magaalada Lagos, ee dalka Nigeria

Xigashada Sawirka, Getty Images

Cod bixiyeyaal saf dheer ku jira oo sugaya iney codkooda ka dhiibtaan doorashada ka dhaceysa Goborone ee dalka Botswana

Xigashada Sawirka, Getty Images

Taageerayaasha xisbiga BDP ee dalka botswana oo sida sawirka madaxweynaha Botswana Mokgweetsi Masisi oo ololaha doorashada dalkaasi qayb ka ah.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Dumar u dhashay dalka Guinea oo sita boorarka dhalinyaro ay xukumadda madaxweyne Alpha Conde ay sheegeen iney dishay xilli ay mudaharadyo isbeddel doon ah ka qayb qaadanayeen.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin oo gacan qaadaya madaxa golaha ku meel gaarka ee Suudan General Abdel Fataax al-Burhaan.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Sawir meel fog laga arkayo ee Pyramid oo laga qaaday bartmaha magaalada Qaahira

Xigashada Sawirka, Getty Images