Sawirro : Haro si mucjiso ah midabkeeda isu badalay

Published

Haro midabka biyaheeda uu si lama filaan ah isu badelay ayaa noqotay meel loo tago fursado sawirro lagu galo magaalada Melbourne ee dalka Australia.