Maxamed Cabdi Alto: "Waxaan dib usoo nooleeyaa heesaha fannaaniintii dhintay"

Qoraalka Codka, Maxamed Cabdi Alto waxa uu ku luuqeeyaa heesaha Soomaaliga, kuwa Suudaan iyo luuqado kale
Published

Wareysi xiiso badan oo ay BBC-da la yeelatay Maxamed Cabdi Alto, oo sheegay inuu "dib usoo nooleeyo heesaha fannaaniintii dhintay".

Waxa uu ku luuqeeyaa heesaha Soomaaliga, Suudaaniga iyo Amxaariga. Sidoo kale waa muusikiiste.

Fannaaniinta uu heesahooda sida weyn u xiiseeyo waxaa ka mid ah Axmed Mooge Liibaan.