Soo dhawaada!
Waxaan halkan idin kugu soo gudbin doonaa wararka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Ra'iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya maxamed cabdullaahi Farmaajo ayaa loo doortay madaxweyne ka dib markii xassan Sheekh uu qirtay guul darro markii uu dhammaaday wareegii labaad ee codbixinta. Haddba waa kuma Farmaajo?.
Waxaan halkan idin kugu soo gudbin doonaa wararka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.