Daawo: Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Isra'iil iyo qasaaraha ka dhashay

Published

Weeraro dhowr jiho ah oo aysan ka warqabin ayaa lagu qaaday israa’iiliyiinta.

Weeradaan oo ku bilowday duweymo cirka ah ayay ku waabariisteen dadka dagan talaabiib iyo hareeraheeda waxeyna muuqaaladu muujinayeen gantaalo is garab socda oo ku wajahan dhulka israa,iiliyiinta.