You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Daawo: Muxuu yahay talaalka cusub ee lagula dagaalamayo duumada.
Published
Sanadkii 2021 kii oo kaliya, waxay duumadu ku dishay gudaha Afrika 600,000 oo caruur ah, kuwaas oo ay da'doodu ka yarayd 5 sano. Tijaabo cusub oo talaal ah ayaa hoos u dhigaysa xanuunka, taas oo laga sameeyay wadamo Afrikaan ah.