You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Daawo: Sida mucjisada ahayd ee loo soo badbaadiyay ardaydan iyo macallinkooda
Published
Booliiska dalka Pakistan ayaa soo xiray milkiilaha gaariga fiilada ee looga gudbo wabiyada buuraha dhex mara, kaasoo ay ku xannibmeen siddeed qof.
Arrintan oo ka dhacday gobolka Khyber Pakhtunkhwa ayaa sababtay in la sameeyo howlgal ballaaran oo qaatay 12 saacadood.
Saraakiisha ayaa soo xiray Gul Zareen oo loo heysto dembiyo badan, oo ay ku jirto khatar gelinta nolosha dadka iyo dayacaad.
Soo xiridda ninkan ayaa timid kaddib markii cunug ku xayirmay fiilada uu sheegay inuu ka baqay "inay u dhammaatay".
Halka sare ka daawo sida loo soo badbaadiyay dadkan.