Doorashada Soomaaliya: “Calaf baa ka hiilliyay gabdhihii kale ee waayay kursiga baarlamaanka”

Qoraalka Muuqaalka, Sacdiya Salaad ayaa ku guuleysatay xubinnimada Golaha Shacabka ee doorashada Puntland.
Published

Sacdiya Salaad ayaa ku guuleysatay xubinnimada Golaha Shacabka ee doorashada Puntland.

Waxay sheegtay in ay Calaf ku heshay kursiga iyo in ay goboleedka iyo dadkeeda.

Sacdiya waxay ka mid ahayd xildhibaannada baalamaankii hore, haddana mar kale ayaa dib loo soo doortay.