Arooska Miyiga muxuu kaga duwan yahay midka magaalada?

Qoraalka Muuqaalka, Arooska Miyiga muxuu kaga duwan yahay midka magaalada?
Published

Maxamuud: "waxaan miyiga ugu aroosay in aan magaalada iyo baadiyahaba nolol ka samaysto soona celiyo noloshii quruxda badnay" Fadlan ra'yigaaga ka dhiibo.