Coronavirus: Maxaa ila gudboon oo aan sameyn karaa?
Published
hay'adaha caalamiga ah iyo dowlado ayaa bixinaya talooyiin cusub oo la xiriira sida looga hortagi karo fayraska Covid-19.
Haddaba sidee gacan uga geysan kartaa inuusan fayraskan faafin?
Qoraalka sawirka, Guriga iska joog - ma jirto sabab aad u baxdo haddii aysan dariiri ahaynSideen isugu deyi karaa wanaajinta caafimaadkeyga?
Qoraalka sawirka, Farxalka waa muhiimMaxay yihiin astaamaha - maxaanse sameyn karaa haddii aad xanuun dareemo?
Ka bood Muuqaalo gaagaaban oo sii wadMuuqaalo gaagaaban
Dhammaadka Muuqaalo gaagaaban
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan