Sulawesi: sawirro muujinaya sida ay duufaanta u saameysay jasiiraddaasi

Published

Duufaanta ku habsatay Jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia ayaa la sheegay iney ku dhinteen ugu yaraan 400 oo qof.

Guriya badan oo ku yaallay magaala xeebeedka Palu oo ay biyo qarqiyeen
Qoraalka sawirka, Guriya badan oo ku yaallay magaala xeebeedka Palu oo ay biyo qarqiyeen
Duufaanta waxay ka dhalatay Dhulgariir xooggan oo Jasiiradda ku dhuftay
Qoraalka sawirka, Duufaanta waxay ka dhalatay Dhulgariir xooggan oo Jasiiradda ku dhuftay
Magaala Palu oo keli ah masiibadan waxaa ku naf waayey boqollaal qof
Qoraalka sawirka, Magaala Palu oo keli ah masiibadan waxaa ku naf waayey boqollaal qof
Guriyaha hoyga, kuwa ganacsiga iyo huteelladaba wey burbureen
Qoraalka sawirka, Guriyaha hoyga, kuwa ganacsiga iyo huteelladaba wey burbureen
Dalka Indonesia oo ku yalla badda Pacific inta badan waxaa ku dgufta dhul gariir
Qoraalka sawirka, Dalka Indonesia oo ku yalla badda Pacific inta badan waxaa ku dgufta dhul gariir
Dadka ugu badan ee masiibadan ku waxyeelloobay waxay ku sugnaayeen xeebta magaalada
Qoraalka sawirka, Dadka ugu badan ee masiibadan ku waxyeelloobay waxay ku sugnaayeen xeebta magaalada
Xirfadlayaal caafimaad oo daweynayo dad dhaawac uu soo gaaray
Qoraalka sawirka, Xirfadlayaal caafimaad oo daweynayo dad dhaawac uu soo gaaray
Dadka masiibadaasi ku dhaawacmay waxaa badankood lagu daweynayaa Isbitaal ay ciidamada leeyihiin oo Palu ku yaalla
Qoraalka sawirka, Dadka masiibadaasi ku dhaawacmay waxaa badankood lagu daweynayaa Isbitaal ay ciidamada leeyihiin oo Palu ku yaalla
Dad badan oo magaalada duufaanta burburisay ku noolaa waxaa hoy u ah waddooyinka
Qoraalka sawirka, Dad badan oo magaalada duufaanta burburisay ku noolaa waxaa hoy u ah waddooyinka
Shaqaalaha gurmadka oo ku howlan baadi goobka dadka waxyeellada soo gaartay ee aan weli la helin
Qoraalka sawirka, Shaqaalaha gurmadka oo ku howlan baadi goobka dadka waxyeellada soo gaartay ee aan weli la helin
Qaar ka mid ah shacabka waxyeellada soo gaartay ee magaalada Palu
Qoraalka sawirka, Dadka ku nool guriyo dhawr ah oo dhibaatada ka badbaaday waxay ka soo baxeen guriyahooda iyaga oo ka cabsi qaba iney guriyaha ku soo dumaan