Sawirro: Dayax madoobaadkii xalay dunida ku habsaday

Published

Dad badan oo ku nool adduunka ayaa xalay arkay dayax madoobaadkii ugu wakhtiga badnaa ee qarnigan 21-aad

Dayax madoobaadka laga arkay magaalada Muqdishu ee dalka Soomaaliya
Qoraalka sawirka, Dayax madoobaadka laga arkay magaalada Muqdishu ee dalka Soomaaliya
Dayax madoobaadka laga arkay magaalada Nairobi
Qoraalka sawirka, Dayax madoobaadka laga arkay magaalada Nairobi
Magaalada Qahira
Qoraalka sawirka, Magaalada Qahira
Greece

Dalka Greece, dayaxa madoobadka ayaa kasoo muuqaday agagaarka macbad ku yaalla jasiiradda Sounion ee dalkaasi.

Daxyax madoobaadka ayaa laga arkay qaaradda Afrika, bariga dhexe, Yurub, Ruushka, Hindiya iyo Australia.

Magaalada Strasbourg ee dalka Faransiiska
Qoraalka sawirka, Sawirka dayax madoobaadka magaalada Strasbourg ee dalka Faransiiska
Dayax madoobaadka Switzerland
Qoraalka sawirka, Dayax madoobaadka Switzerland

Halkan waa buuraha ku yaalla dalka Sweden, si caadi ahayn ayaa looga arkay dayax madoobaadka.

Dalka Singapore
Qoraalka sawirka, Dalka Singapore

Ma jirin qalab indhaha la gashanayay sii loo eego dayax madoobaadka.

Wa gadaasha dambe ee masaajidka Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu Dhabi
Qoraalka sawirka, Wa gadaasha dambe ee masaajidka Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu Dhabi

Dayax madoobaadka waxaa laga arkay gashaada dambe ee minaaradda masaajidka wayn ee Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu dhabi.

Dad isugu soo baxay magaalada Sydney ee dalka Australia
Qoraalka sawirka, Dad isugu soo baxay magaalada Sydney ee dalka Australia

Magaalada Sydney, dad ayaa isugu soo baxay si ay u arkaan dayax madoobaadka.

Dadka reer Taiwan oo isticmaalaya qalab si ay u arkaan dayax madoobaadka
Qoraalka sawirka, Dadka reer Taiwan oo isticmaalaya qalab si ay u arkaan dayax madoobaadka

Dadka ku dhaqan magaalada Taipein ee Taiwan waxay isticmaalayeen qalab ay ku eegayaan dayax madoobaadka.

Qaar kamid ah dhagaysatayaasha ayaa BBC la wadaagay sawirrada dayax madoobaadka goobaha ay dunida ka joogaan.

Waxaa laga soo qaaday magaalada Dubai
Sawirkan waxaa laga soo qaaday magaalada Qahira
Qoraalka sawirka, Sawirkan waxaa laga soo qaaday magaalada Qahira
Magaalada Qahira
Qoraalka sawirka, Magaalada Qahira