Sawirro: Wiilka yar ee Ra'isulwasaaraha Canada iyo booqashadii Hindiya

Hadrien Trudeau oo la kulmay Narendra Modi
Qoraalka sawirka, Hadrien Trudeau oo la kulmay Narendra Modi
Published

Ra'isulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa todobaadkan ciwaano waaweyn u samaynayay warbaahinta adduunka kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Canada, balse waxaa dareenka saxaafadda soo jiitay wiilkiisa 3 jirka ah.

La kulanka Ra'isulwasaaraha Hindiya Narendra Modi ....

Hadrien oo koofiyadda wajigiisa ku daboolaya xili sawir lala galayay Modi
Qoraalka sawirka, Hadrien oo koofiyadda wajigiisa ku daboolaya xili sawir lala galayay Modi

...Kuma ayaanan jecleyn in uu la ciyaaro

Modi oo koofiyad wajiga ka saaraya Handrien
Qoraalka sawirka, Modi oo koofiyad wajiga ka saaraya Handrien
Ciyaartii koofiyadda
Qoraalka sawirka, Ciyaartii koofiyadda

Markasta oo sawir la gali rabo isaga ayay tahay in la toosiyo...

Justin Trudeau oo ku sugan Taj Mahal
Qoraalka sawirka, Justin Trudeau oo ku sugan Taj Mahal

...balse isaga ficilka uu doono oo dheel ah ayuu sameeyaa

Taj Mahal
Qoraalka sawirka, Taj Mahal
Masaajidka weyn ee New Delhi
Qoraalka sawirka, Masaajidka weyn ee New Delhi
Hadrien oo salaan saaraya
Qoraalka sawirka, Hadrien oo salaan saaraya

Wiilka ka weyn Hadrien oo lagu magacaabo Xavier ayaa isku dayaya in uu markasta toosiyo...

Xavier Trudeau iyo Hadrien
Qoraalka sawirka, Xavier Trudeau iyo Hadrien

... Hadrien oo ka qeybgalaya ciyaar Criket ah

Hadrien
Hadrien
Isaga oo hormaraya kooxda dumarka ee ciyaarta Hockey-ga
Qoraalka sawirka, Isaga oo hormaraya kooxda dumarka ee ciyaarta Hockey-ga
Hadrien
Qoraalka sawirka, Isaga oo kabaha loo xirayo