Faransiiska oo qaadaya tallaabo aan horey loo arag oo ka dhan ah masaajidda

Tebin toos ah

Tebin toos ah

  1. Tahriibeyaal Soomaali ah oo ku dhintay badda Giriigga

  2. Hindiya oo hub u direysa Armenia si ay u xakameyso Turkiga iyo Pakistan

  3. Armenia: 'Azrebaijan dhul kale ayey naga qabsatay'

  4. Sida uu u dhacay weerar loo geystay masjid ku yaalla Minnesota

  5. Xiisadda Turkiga iyo Giriigga: Maxaa dhex maray diyaaradaha dagaalka ee labada dal?

  6. Fannaanad la xiray ka dib markii ay wax ka sheegtay dugsiyo diini ah oo uu Erdogan wax ka soo bartay

  7. Maxay tahay sababta dalalka Afrika ay u iibsanayaan drones-ka Turkiga?

  8. Erdogan oo safar dhulka ah ku galay Ukraine xilli uu dagaal socdo

  9. ‘Xilliga guurka waxaa nala weydiiyaa shahaada caddeyneyso inaan bikro nahay’

  10. Biden oo ka hadlay dil argagaxa leh oo geystay dad Muslmiin ah

    Joe Biden

    Xigashada Sawirka, Getty Images

    Qoraalka sawirka, Joe Biden

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu ka careysan yahay dilka afar nin oo Muslimiin ahaa oo lagu dilay gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka.

    Booliska ayaa baarayaa in dilkan lala xiriiriyay in uu ahaa weerar.

    Biden ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in uu aad uga murugooday dilka ka dhacay magaalada Albuquerque, wuxuuna sheegay in maamulkiisu uu si adag u garab taagan yahay shacabka Muslimiinta ah ee ku nool dalka Mareykanka.

    Booliska ayaa sheegay in qof lagu dilay halkaas Jimcihii halka laba qof oo kalena la dilay labadii toddobaad ee lasoo dhaafay.

    Afarta qof ee muslimiinta ah ayaa kasoo jeeday koonfurta Asisa, waxaana lagu dilay weerar gaadmo ah.

    Afhayeen u hadlay Muslimiinta gobolka New Mexico ayaa sheegay in dilkan uu argagax geliyay bulshada laga tiro badan yahay ee ku nool magaalada Albuquerque.

    Muslimiinta ayaa sheegay in dhibaatadan ay cabsi gelisay

    Xigashada Sawirka, SPENCER PLATT

    Qoraalka sawirka, Muslimiinta ayaa sheegay in dhibaatadan ay cabsi gelisay
  11. Kaalinta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dagaalka Ukraine

  12. Mareykanka oo hub uu Turkiga ka mamnuucay u fasaxay waddan kale oo ka tirsan Aasiya

  13. Diyaaradda dagaalka ee uu Erdogan aad u rabo oo ay guuldarro cusub kasoo wajahday

  14. Maxaad ka taqaannaa masaajidka mucjisada ee Japan?

  15. Diyaaradaha aan duuliyaha laheen oo waji kale u yeelay dagaalka Ukraine

  16. Ninkii fashiliyey aflagaaddadii loo geystay Rasuulkeenna (NNKH) oo lagu dhaggan yahay

  17. Waa kuwama 'Argagixisada' uu Turkigu ka doonayo inay ku wareejiyaan dalalka Yurub?

  18. Erdogan oo lagu tilmaamay nin "caro badan laakiin aan laga maarmin"

  19. Muslimiinta Caalamka oo u dabaaldagaya munaasabadda Ciidul-Adxa

  20. Maxkamadda sare ee Hindiya oo Amar dul-dhigtay haweeneydii Nabiga (NNKH) aflagaadeysay