Dagaalkii Laascaanood oo maalintii lixaad galay iyadoo aysan dhaqan gelin xabbad joojintii
Tebinta tooska ah ee BBC Somali
Tebin toos ah
Sababta aan Milan uga tagay si aan Muqdisho uga qabto shaqadeydii riyada
Waa ayo 26 qof ee Soomaalida ah ee Mareykanku kusoo rogay xayiraadda?
Arrimaha ku gadaaman doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland
Safiirka Mareykanka oo dhaliil culus u jeediyey Deni
Maxaa lagu macnayn karaa muuqaalka ay Al-shabaab soo bandhigeen ee hogaamiyahooda?
Laascaanood waddadee ku socotaa 5 bilood oo dagaal ah ka dib?
Waa ayo afartii nin ee Ingiriiska kala heshiisay xornimada Somaliland?
Maxay tahay abaalmarinta qaaliga ah ee gaadhaysa 1 milyan ee doollar ee ay heshay Edna Aadan?
Maxaa ka taqaan raggii Deni Saaxiibadiis ahaa ee la amray in la soo xiro?
Khadar Faroole oo beeniyey inuu ku lug leeyahay shaqaaqadii ka dhacday Garowe

Xigashada Sawirka, Khadar Faroole
Qoraalka sawirka, Khadar Faroole Maamulka goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya inay ka dambeysay iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Garowe.
Iska hor imaadkan ayaa waxa uu dhex maray ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland iyo ciidamo taabacsan siyaasiin mucaarad ah. Isku dhaca ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo mid hantiyeed.
Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Puntland Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo la hadlayay warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in shaqaaqada xalay dhacday uu ka dambeeyo madaxweynaha Soomaaliya, si gaar ah wuxuu ugu eedeeyey ergayga gaarka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh u qaabilsan maalgashiga iyo Ganacsiga Khadar Cabdiraxmaan Faroole.
Ergayga gaarka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh u qaabilsan maalgashiga iyo Ganacsiga, Khadar Cabdiraxmaan Faroole ayaa iska fogeeyey eedeynta uu u soo jeediyey Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Puntland Cabdi Faarax Saciid Juxa, wuxuuna ku tilmaamay mid aan sal iyo raad lahayn.
Halkan ka akhriso ragga soo qabashadooda lagu dhawaaqay
Hooyo afar mataano ah ku dhashay Muqdisho
Doorashada Turkiga iyo saameynta ay natiijadu ku yeelanayso Soomaaliya iyo dalalka Islaamka
Hoggaaminta Xasan Sheekh Maxamuud maxay ka beddeshay Soomaaliya?
Muxuu barnaamijka Deris-wanaagga ka beddeli karaa amniga Soomaaliya?
Xuquuqda iyo Dhaqashada Geela oo dood ka abuurtay Hindiya
Xanuun iyo foolxumo: Khataraha sii kordhaya ee weyneynta dibnaha
Muxuu yahay shidaalka laga baarayo Somaliland?
Maxay Puntland ka tiri hadalkii Muuse Biixi ee Laascaanood?
Dhaqaalaha Maraykanka kaga baxay Soomaaliya oo la shaaciyey
