You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Isku aadka Champions League-ga oo dhacay
Published
Isku aadka koobka horyaaladda Yurub ee Champions League-ga ayaa lagu soo gabgabeeyay magaalada Lyon , waxaa ka qyab galay 16 kooxood oo sidan isugu aaday
- Leicester iyo Sevilla
- PSG iyo Barca
- Bayer Leverkusen iyo Atletico Madrid
- Porto iyo Juventus
- Arsenal iyo Bayern Munich
- Benfica iyo Borussia Dortmund
- Real Madrid iyo Napoli
- Man City iyo Monaco