Dad isugu soo aruuray bannaanka Qasriga Buckingham Palace

Xigashada Sawirka, EPA
Published
Dad dalxiisayaal ah ayaa bilaabay inay isugu soo ururaan bannaanka Qasriga Buckingham Palace ee London iyadoo uu roob da’ayo, ka dib markii uu soo baxay warka ku saabsan walaaca laga muujiyay caafimaadka boqorodda.

Xigashada Sawirka, EPA
Dadka ayaa isha ku haya wararka ku saabsan xaaladda boqoradda

Xigashada Sawirka, PA Media
Dadku waxay wararkii ugu dambeeyay kala socdaan taleefankooda








