Sawirro: Farmaajo oo si rasmi ah xilka ugu wareejiyay madaxweyne Xasan Sheekh

Published

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay madaxweynaha cusub. Haddaba waxaan idinla wadaageynaa sawirrada xil-wareejinta.

Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxweynaha xilka wareejinaya, Farmaajo (midig) oo seefta ku wareejinaya madaxweynaha cusub
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxweyne Xasan oo Farmaajo ka guddoomiyaha feylal
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Ciidanka ilaalada madaxtooyada oo ka qeyb qaadanaya so-dhoweynta madaxweynaha cusub
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxweyneyaasha xilalka kala wareegsanaya oo laabta is-gelinaya
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxweynaha xilka wareejiyay, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxweynihii hore iyo maalintiisii u dambeysay ee Villa Somalia
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxweyneyaasaha xilalka la kala wareegaya oo warbaahinta kula hadlaya madaxtooyada
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxweyne Xasan Sheekh (bidix) iyo madaxweynaha xilka ku wareejiyay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxda isku-beddeleysa madaxtooyada iyo sawirkii madaxweynihii ugu horreeyay oo gidaarka surna
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxda oo isku dhiibaya calanka Soomaaliya
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxweynihii hore iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka oo salaan sharaf ka guddoomaya ciidanka
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Ciidanka baambeyda oo ka qeyb qaadanaya xafladda xil-wareejinta
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxda oo taliyaha ciidanka ka guddoomaya seefta
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Ciidanka ilaalada madaxtooyada
Xil-wareejin
Qoraalka sawirka, Madaxda oo ku socda roogga cas