Garaadso inta aadan guursan - Xalka bilowga ah ee dhibaatada qoyska
Published
Buug laga qoray arrimaha guurka iyo waxa qofka la gudboon inuu sameeyo qofkasta guurka ka hor.
Garaadso Inta aanad Guursan waa magaca iyo nuxurka qoraallada ku jira buug dhawaan uu soo bandhigay qoraa da'yar oo lagu magacaabo Mubaarak Haadi.
Mubaarak oo buuggiisa ku soo bandhigay magaalada Hargeysa ayaa ujeedkiisa waxa uu ku sheegay inuu ku hoga tusaalaynayo dhalainyarada iyo xaasleydaba taas oo ah sidii loo heli lahaa nolol qoys oo wanaagsan.
Mubaarak Haadi waxa uu u warramay wariyaha BBCda ee magaalada Hargeysa Sidiiq Maxamed Burmad.


