Fannaan Liibaan Jigjiga: "Waxaan ahay injineerka cunto karinta"
Published
Liibaan Jigjiga oo ka sheekeyay aqoontiisa cunto karinta iyo sida uu fanka ugu dhex wado.
Liibaan wuxuu ka mid yahay fannaaniinta dhallinta yar ee caanka ku ah fanka, waana abwaan curriya heesaha.
Sidoo kale cunta karinta waa xirfaddii uu kaga shaqeysanayay markii uu degganaan dalka Kenya.



