Ciyaaraha Somaliland: Waa kuma tababaraha ka dambeeyay koobkii ay qaaday kooxda Daad-Madheedh

Qoraalka Muuqaalka, Waa kuma tababaraha ka dambeeyay koobkii ay qaadeen kooxda Daad-Madheedh
Published

Maxamed Maxamuud Dirir-dhabe waa tababaraha xulka gobolka Daad-Madheedh ee Jamhuuriyadda iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland oo koobkii kubadda cagta ee gobollada qaaday. Haddaba muxuu yahay? BBC Somali ayaa ka wareysatay taariikhdiisa iyo sida uu guusha ku gaaray.