Maxay tahay sababta ay raggan u toogteen haweeneyda dhar la'aanta ahayd?

Qoraalka Muuqaalka, Rag hubaysan oo dilaya qof haweenay ah
Published

Rag hubeysan oo ku sugan dalka Mozambique ayaa toogtay haweeney dhar la'aan ahayd. Muuqaalka daawo.

Waa afar nin oo hubeysan, haweeney dhibban iyo muuqaalka dilka oo lagu baahiyay baraha bulshada. Tan waa qeyb ka mid ah qalalaasaha ku sii badanaya dalka Mozambique.

Digniin: Muuqaalka waxaa ku jira waxyaabo argagax leh.