Qaraxa laga dareemay daafaha caalamka oo dhan
Published
Hal bil ka dib qarixii Bayruut, waxaa la sheegay in tirada dhimashada ay gaareyso 190 qof. Balse saameyntii maskaxeed iyo dareen ee qaraxaas ayaa laga dareemayaa Itoobiya iyo Suuriya.