Cudurka Corona: Kalkaaliyeyaasha Soomaaliya xaaladda hadda ay ka shaqeynayaan sidey ugu dhiiradeen?

Qoraalka Muuqaalka, Kalkaaliyeyaasha Soomaaliya xaaladda hadda ay ka shaqeynayaan sidey ugu dhiiradeen?
Published

Kalkaaliyeyaasha Soomaaliya xaaladda hadda ay ka shaqeynayaan sidey ugu dhiiradeen? Qaar ka mid ah ayaa BBC Somali la hadlay oo sharaxaya xaaladda fayraska corona.