Sawirada 40 sano ka hor markii ay rag hubaysan la wareegeen safaaradii Iran ee Kensington.

30 April 1980 6 nin oo hubaysan ayaa la wareegay safaaradii Iran ee ku taalay Kensington. afduubkan ayaa la soo afjaray ka dib markii ciidamada gaarka ah ee UK ee The siege SAS gudaha u galeen dhismaha.
Qoraalka sawirka, 30 April 1980 6 nin oo hubaysan ayaa la wareegay safaaradii Iran ee ku taalay Kensington. afduubkan ayaa la soo afjaray ka dib markii ciidamada gaarka ah ee UK ee The siege SAS gudaha u galeen dhismaha.
Published
Pc Trevor Lock
Qoraalka sawirka, 26 qof ee lagu afduubtay gudaha safaarada waxaa ka mid ahaa PC Trevor Lock, oo ka tirsanaa ciidamad ilaalada dublamaasiyiinta, waxaa la arkayya isaga oo taagan Jaraanjarta lana hadlaya booliiska oo taagnaa daaqadda.
Mid ka mid ah dadkii wadaxaajoodka waday oo ak soo baxa safaaradda
Qoraalka sawirka, Mid ka mid ah dadkii wadaxaajoodka waday oo ak soo baxa safaaradda
Booliiska oo ku sugan dibadda safaaradda
Qoraalka sawirka, Ragga hubaysan ayaa siidaayay qaar ka mid ah dadkii ay haysteen, waxaana dibadda ku sugnaa booliiska
Taageerayaasha Ayatollah Khomeini ayaa dibadbax ka dhigay meel u dhaw safaaradda 1 May 1980.
Qoraalka sawirka, Ragga hubeysan ayaa ka tirsanaa koox ka soo horjeeda hogaamiyahii Ruuxiga ahaa ee Ayatollah Khomeini,
Ciidamada gaarka ah ee SAS oo isu diyaarinaya inay gudaha u galaan safaaradda
Qoraalka sawirka, Ciidamada gaarka ah ee SAS oo isu diyaarinaya inay gudaha u galaan safaaradda
Ciidamada gaarka ah ee SAS oo gudaha u galay safaaradda
Qoraalka sawirka, Ciidamada gaarka ah ee SAS oo gudaha u galay safaaradda
Mid ka mid ah ddakii afduubka loo haystay oo ka baxsanaya safaaradda
Qoraalka sawirka, Mid ka mid ah ddakii afduubka loo haystay oo ka baxsanaya safaaradda
Wariyayaasha oo ku sugan safaaradda si ay wararka u tabiyaan
Qoraalka sawirka, Wariyayaasha oo ku sugan safaaradda si ay wararka u tabiyaan
Mr Whitelaw oo goobta ku sugan
Qoraalka sawirka, Mr Whitelaw ayaa sheegay in uu ka xunyahay in awood la isticmaalay balse "ma jirin khiyaar kale oo furnaa".
Safaaradii Iran ee London
Qoraalka sawirka, Safaaradii Iran ee London