Lax luntay 7 sano ka hor oo la helay

Qoraalka Muuqaalka, Lax luntay 7 sano ka hor oo la helay
Published

Lax luntay 7 sano ka hor ayaa la heley, waxaana haddane laga samaynayaa lacag loogu deeqayo hay'adda qaxootiga adduunka ee UNHCR.