Sida uu coronavirus u saameeyay ardeyda Soomaalida ee Mareykanka

Published

Coronavirus ayaa saameeyay ardeyda Soomaalida ee Mareykanka taas oo sababtay in carruurta loo qeybiyo kumbuutaro, gurigana loogu geeyo cunto.