Sida uu coronavirus u saameeyay ardeyda Soomaalida ee Mareykanka

Qoraalka Muuqaalka, Sida uu coronavirus u saameeyay ardeyda Soomaalida ee Mareykanka
Published

Coronavirus ayaa saameeyay ardeyda Soomaalida ee Mareykanka taas oo sababtay in carruurta loo qeybiyo kumbuutaro, gurigana loogu geeyo cunto.