Coronavirus: Xabaal-wadareedyada la isugu geynayo Soomaalida ku dhimatay London

Qoraalka Muuqaalka, Coronavirus: Xabaal-wadareedyada la isugu geynayo Soomaalida ku dhimatay London
Published

Cabdullaahi Cali Hiraad oo ka shaqeeya arrimaha bulshada ayaa BBC Somali uga warramay xabaal-wadareedyada la isugu geynayo Soomaalida u dhimaneysa fayraska Covid-19 ee magaalada london.