Coronavirus: Sida kala fogaanshaha uu u saameeyay weriyayaasha BBC Somali

Qoraalka Muuqaalka, Coronavirus: Kala fogaanshaha dadka siduu u saameeyay goobaha shaqada?
Published

Xafiiska BBC ee Nairobi ayaa ka mid ah goobaha uu saameeyay fayraska corona iyadoo shaqaalaha loo sheegay inay kala fogaadaan.