Muuqaal muujinaya in "diyaaradda uu madfac ku dhacay"
Published
Muuqaal muujinaya in "diyaaradda uu madfac ku dhacay" oo ay faafiyeen warbaahinta Mareykanka. Dowladda Iran wey beenisay arrimahaas ah in diyaaradda uu ku dhacay gantaal ay ciidamadeena rideen.
Diyaaradda ay Ukraine leedahay waxay Arbacadii ku burburtay Tehran.