Iskuul aabayaasha lagu baro sida timaha gabdhahooda loo hagaajiyo
Published
Gabadhaada tinta ma hagaajin lahayd?. Dalka Ingiriiska waxaa laga furey iskuul aabayaasha ay ku bartaan sida tinta loo tidco.