Sawirrada weerarka Las Vegas

Published

Wax ka badan 50 qof ayaa ku dhimatay magaalada Las Vegas kadib markii nin hubeysan uu weerar ku qaaday meel ay ka socotay xaflad

Ninka hubeysan waxa uu saarnaa dabaqa 32aad ee hoteel ku dhow meesha wax ka dhaceen
Qoraalka sawirka, Ninka hubeysan waxa uu saarnaa dabaqa 32aad ee hoteel ku dhow meesha wax ka dhaceen
Goobjoogayaal ayaa sheegay in la ridey boqolaal xabbadood.
Qoraalka sawirka, Goobjoogayaal ayaa sheegay in la ridey boqolaal xabbadood.
Dad la cararaya qof dhaawac ah
Qoraalka sawirka, Dad la cararaya qof dhaawac ah
Dad lafahooda la baxsanaya
Qoraalka sawirka, Dad lafahooda la baxsanaya
Booliiska ayaa dadka u sheegay in ay ka fogaadaan meeshii wax ka dhaceen.
Qoraalka sawirka, Booliiska ayaa dadka u sheegay in ay ka fogaadaan meeshii wax ka dhaceen.
Kabbo yaala halkii dadka lagu laayay.
Qoraalka sawirka, Kabbo yaala halkii dadka lagu laayay.
Ciidammo boolis ah oo hawlgal ka wada goobtii wax ka dhaceen.
Qoraalka sawirka, Ciidammo boolis ah oo hawlgal ka wada goobtii wax ka dhaceen.
Booliiska ayaa sheegay in ay raadinayaan qof gaari la saarnaa ninkii dilka geystay.
Qoraalka sawirka, Booliiska ayaa sheegay in ay raadinayaan qof gaari la saarnaa ninkii dilka geystay.
Dhammaan waddooyinka ayaa la xirey, booliiskana waxa ay joojiyeen ninkan oo baabuur soo marsiiyay waddada Tropicana Avenue
Qoraalka sawirka, Dhammaan waddooyinka ayaa la xirey, booliiskana waxa ay joojiyeen ninkan oo baabuur soo marsiiyay waddada Tropicana Avenue