Falanqeyn ku saabsan sanad kadib afgembigii dhicisoobay ee Turkiga
Published
Turkiga ayaa soo saaray wareegto uu shaqada kaga ceyriyay kumanaan Iyadoo maanta ay ku beegan tahay sanad guuradii koowaad ee iskudaygii afgembigii ee dhicisoobay.
Haddaba sanad ka dib maxaa iska bedelay siyaasadda Turkiga? Su'aashaasi iyo kuwo kale ayaan weydiiyay Cabdiqaadir Maxamed Axmed oo ka faalooda arimaha caalamka kuna nool dalka Jarmalka.